jabutiane : Profil
Réputation : 0
Neutral
- Groupe :
- Membres
- Messages :
- 2 (0 par jour)
- Plus actif dans :
- Société et Culture (1 messages)
- Inscrit :
- 30-novembre 07
- Vus :
- 1 260
- Dernière activité :
mars 10 2008 11:06
- Actuellement :
- Hors-ligne
Messages que j'ai posté
-
Dans le sujet : Mahmaah
Posté 10 mars 2008
djibguevara, le Saturday 23 February 2008, 19:57, dit :
sxb xeer bal tane ila egg
hoday ane saxibo han jirnay allaha uu naxariste aya iga hodha jira
war djibgueyoy sadex reerr ha ka gursan
1-reer baan(une famille de renommée mauvaise)
2-reer bahan(une famille pauvre)
3-reer boghortootoya(une famille riche)
marka mida horee iyo mida dambe labada wanu ku hechinay oo dee wan isku fahanay lakine mida dhexe ayan iska diday oo waxan ku yidhi sxb dee gabadh rerkogu bahanyaha wax dhiba ka arki mayo.markassu igu yidhi warde rerrkoga ayumba cilays ku sari oo nolocha kugu dhibi waxa an ugu jawabay inta an karayo wan cawini rerrkoga wayo farxad ayay ka gaadi iyadu farxadeduna wa farxadaydi dee kalay adba kar sxbkay joh joh ayumbu igu jawabay.
mida kale ee so socota aya layable sxb faraga weyne ee dho xeyena inaka dhalinyaro iyo wayelkena
mar ayu iga yidhi war djibgueyo ma ku chega calamad kamida calamadaha aa ku garani gabadha aad gabhtid inay ku jecechahay? aaaah sxb i cheg ayumba ku gaylyay ,dee waka wa u igu jawabay wa yaabee:
"adiga oo mel fadhiya amba urda hadi ay ku garab timaado iyado u bahan chey ku garabyala lakine adigu cheygas iyo iyada ad uu dhaxaysid,markassay intay ku odhan lahayd qalbi cheyga i dhib candhada ku sarto ooy wixi ay uu bahnayd iska gadato ogoy waxba ka ma so ghadine.
deee wan yao waxan ku yidhi: dee sxb hadi ay candhada isarto dhib anigu uu ma arkayo wayo wa xaskaygui dee.
markassu igu yidhi: agli daran(naîf),dul dhigue(impuissant),makare jifoo(paresseux) .
yab darten ayaniska amoussa hadalki aya igu gudhay.
war dee bal ka warama sxbyal
ceeb warya gabdhaha ka da aflagadada
Mes informations
- Âge :
- Âge inconnu
- Anniversaire :
- Anniversaire inconnu
Informations de contact
- Courriel :
- Privé