djibnet.com: Daryeelka Qaranka - djibnet.com

Aller au contenu

Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Daryeelka Qaranka Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   bienfaiteur Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
70
Inscrit :
08-juin 03
Location:
djibouti

Icône du message  Posté 12 août 2005 - 04:16

:blink:
bjr slt tt le monde du forum djibnet,je voulais vous deposer
un sujet tres interessant tt les djib ,un ami de nous a lance'
son idee' sur notre forum des etudiants djiboutiens en egypte
un sujet tres sensible et qui concerne n'importe qui ,comment
voyez-vous sur ce sujet et a vos reaction www.ued.fr.tt










maqaal


daryeelka qaranka


wadan maxuu ka dhiganyahay?
ayaa wadani noqon kara?
maxaa looga baahan yahay qofkawadaniga ah?
sidee loo heli karaa wadaninimo dhab ah?

waa is waydiimoku wareegaaya maskaxda qof kaste oo danaynaaya qaranimada
- wadan waa dhul si gaar ah looleeyahay xuduudiisuna cadahay si joogta ah loo daganyahay , maamul siyaasadeed oo laga dambeeyo kajiro ayaase noqon kara wadani ama matali kara
- wadani waxaa noqon karaqof walba oo ku dhashaywadanka ama helay qaoonsiga ama si joogta ah u dagan garanaaya waajibka kasaaranwa, waxaana lagama maar maan ah ruux walba inuu garto wax tarka uu leeyahay dalku iyo waxa ka saar , waxaase is way diinleh waa maxay waxa ka saaran?
wadanigu waxa uu quutaa khayraadka dhulkiisa(biyo-baad-wax barasho.......)
wuu ku faanaa wuuna ku abtirsadaa waxa udareemaa qiimaha wadanka marka u aado dhulkale oo shisheeye waa niyad kacaa mar walba u ka fogaado dhulkiisa wuu u soo ololaa hadduu karaago sida hashu ugu soo olosho nirigteeda ama nirigeega farxada buuna dareema iyo niyad san oo xasilan , dad badana way oo yaan ciidiisa ayay dhunkadaan eebe ayay mahadiyaan markay ku soo laabtaan dalkooga
waxa lagutil maami karaa wadanku inuu yahay hooyo o kale sidaa daraadeed hooyo waxay kuleedahay ilmaheega ayu waankuna kuleeyahay dadkisa

- inuu si daacad ah ugu adeego
- inuu kadifaaco wax walba oo dhib ku haya
- inuu xoogiisa - aqoontiisa - wakhtigiisa - xoolihiisa u huro kalana hakran
- inuu daryeelo bilicdiisa - sharaftiisa


la soco inta hadhay todobaadka dambe


mr. carab samire dirir
sacad barre ibraahim
Email: qaranimo2010@hotmail.com
Que la Paix d'Allah Le Tout Miséricordieux et Sa Miséricorde vous accompagnent

JE SOUHAITE LA PAIX L'AMOUR ET L'UNITE POUR MON PAYS QUE J'AIME BEAUCOUP
QUE DIEU PROTEGE LA REPUBLIQUE DE DJIBOUTI
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   bienfaiteur Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
70
Inscrit :
08-juin 03
Location:
djibouti

Posté 20 septembre 2005 - 11:55

Re: daryeelka qaranka =D>

sidee loo heli karaa wadanimo dhab ah?

waxaa lagu heli karaa wadanimo dhab ah
1- ilmaha oo lagu bar baariyo waddanimada iyo xaqa uu kuleeyahay wadanku qof walba oo wadani ah taasina waawaa jib dul saran labada waalid
2- xaddaanada wax lagu baro caruurta oo lagu daro barnaamijkeega barashada dalka iyo macnaha waddanimo
3- heerarka kala duwan ee wax barasho oo lagu daro barashada waddanka iyo sooyaalka dalka
4- adeecadaha oo laga baahiyo barashada dalka
5-culuumada diinta oo kaalin wayn ka qaata faafinta waajibka dalk kuleeyahay dadkiisa iyo qiimihiisa
6-ururada bulshada oo umaddaku dhiiri galiya daryeelka qaranka iyo bilicda dalka
7- abwaanada iyo fanaaniinta oo si wayn u tilmaama inay tahay waajib barashada dalku iyo dayac tirka wadanka

arimahaa aan soo sheegnay oo dhan waxay kaalin culus oo door ah ka qaadanaysaa xoojinta barashada wadanka iyo qiimihiisa waxaana fududaanaysa haddii la qaato waxyaalaha aan soo sheegnay helidda waddani dhab ah

la soco todobaadka dambe in ta hadhay barnaamijkan taxanaha ah


carab samire
sacad barre
Email: luqmaan52@hotmail.com =D>
Que la Paix d'Allah Le Tout Miséricordieux et Sa Miséricorde vous accompagnent

JE SOUHAITE LA PAIX L'AMOUR ET L'UNITE POUR MON PAYS QUE J'AIME BEAUCOUP
QUE DIEU PROTEGE LA REPUBLIQUE DE DJIBOUTI
0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   nina_sky Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
39
Inscrit :
23-septembre 05

Posté 24 septembre 2005 - 04:21

:( heu sorry jai pas mon decodeur sur moi. mais............ continue on te soutient whatever U said bienfaiteur :( ciao bella
0

Partager ce sujet :


Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet