djibnet.com: Weynow Ha Ina Kala Wadineee - djibnet.com

Aller au contenu

  • (2 Pages)
  • +
  • 1
  • 2
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Weynow Ha Ina Kala Wadineee hibo nura Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   Wallen Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 972
Inscrit :
11-mai 03
Location:
Somewheeeeeere over the rainbooow

Icône du message  Posté 25 novembre 2003 - 02:16

Hibo Nuura;

Wadnaha-iyo waxyaheeyga,
kii waraabinaayey dhiigoow

Waan-waanta sharaftayda,
Midka iigu wacnaadee
Waajibka iigu yeeshoow

Ifka waxa ku nool
Wiilkaan ka weheshanayoow

Weynow hayna kala wadin e'
waa qof laba isjeceloo
Libaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel
aan is waayin naga yeel
-----

Balwacaan:

Wacadkii, illaah-iyo
Wada dhalaashadeenii
Weligeey ismaan odhan
Cidbaa kuula siman weli
Jawa'aabtii, adiguna
dadka .....adigaan kuu wirwirayee
Waxaan anigu jecelaahay
Laba wada jirkeenee

--
chorus
--
Weynow hayna kala wadin e'
waa qof laba isjeceloow
Liibaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel (* 2)
----
End chorus
----

Hibo:

Waaya jacayl baan la walbahaare
Kii aan dartiis u waashoow
Weedhaha, sada caashaq,
aaweyda u haayee - ----- walaaloow

--
--
Weynow hayna kala wadin e'
waa qof laba isjeceloow
Liibaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel (* 2)


Balwacaan:

Ha warwarin, anoo nool
*WARDI-yeey (hibaad) mudan
Wakhti baa iskeen badii
Kherykaa baad ku hiirsani

Waa adiga waxan heleyoo


Waxaan anigu jecelaahay
Laba wada jirkeenee

Weynow hayna kala wadin e'
waa qof laba isjeceloow
Liibaan ku waartoo
Aan is waayin naga yeel (* 2)
''Rumor travels faster, but it don't stay put as long as truth"
Will Rogers


Love makes the world go round
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   arafo Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
294
Inscrit :
30-septembre 03

Posté 02 décembre 2003 - 05:13

Assalamou aleikoum

wallen ma jaceyl ma ku helay
wa kuma kaasi aniga ayaa kugu sheegi

aniguu ii yelayoo, jarbuu iga tuuro lol

na siir baan ku hayaa koleey aniga ayaa ka weyne
tu vas juste lui dire ces paroles:

sidaad ii ogeyd baan adiga moyee ragba ilaaway
sidaad ii ogeyd baan ubax la moodyow ku amaana
sidaad ii ogeyd baan axdigeeni u adkeeya

miyaad ogeyd, miyaad ilowdey
inaad jaceyl iku abuurday
urkeygana kubeeran tahay maba ilaawee

sidaad ii ogeyd baan afku hadal ki iga xadaya
sidaad ii ogeyd baan ereya daadi ugu heesa
sidaad ii ogeyd baan adiga awga an uu ooyaa


miyaad ogeyd, miyaad ilowdey
inaad jaceyl iku abuurday
urkeygana kubeeran tahay maba ilaawee

sidaad ii ogeyd baan alla ku aaway ku ii dhah daa
sidaad ii ogeyd baan oon an ku gamo ku iil dara nahay
sidaad ii ogeyd baan arakti daadi ku istareexa


miyaad ogeyd miyaad ilowdey
inaad jaceyl iku abuurday
urkeygana kubeeran tahay maba ilaawee



ralaas waaba mort :P :lol:
mais tu lui dis ca au telephone pas devant hein
apres l histoire que tu nous a raconter la vigilance dhee
marna saliida ayaa lo giyaasa marna wa laga damciya
j aimerai voir tes parents pour demander ta main
wallen cadey , wallen guruxeey, ma adigoo kalee
amba daabayo yelay ama daahay abidkay B) :lol:

Ce message a été modifié par arafo - 02 décembre 2003 - 05:06 .

0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   peach Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 358
Inscrit :
27-mai 03
Gender:
Female
Location:
Djibouti

Icône du message  Posté 02 décembre 2003 - 10:04

Salut les filles,

I am looking for the lyric of a song by Hassan.A.Samatar..
Don't know the name of the song but some of it..

It says:
" caynigada dumarkiyo asageed ka mudaneey...
aburti wacneyde ilaahay sameeyeh somalida ahayday....
ka deyraan eeduhu....ka awdan ceebuhu.."

Thanks you for kindly answering me.. :)
0

#4 L'utilisateur est hors-ligne   Deqa Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
110
Inscrit :
25-août 03

Posté 02 décembre 2003 - 11:11

Nabad Peach. Voici une partie des lyrics de ta chanson . Son titre est Qalanjo je crois. Enjoy it.

caynigada dumarkiyo asageed ka mudaneey.
Filkeed uu rooneey
abuurti wacneydee ilaahay sameeyeh somalida ahayday
ka deyraan eeduuhu.
ka awdan ceebuuhu.
Inaantii arligaay
Oubaxii wadankaay
Ilaayskii dhulka hooyooo
Quruuxdii Afrikaay =D>
Il iyo cawriii la’aaw ;)
0

#5 L'utilisateur est hors-ligne   Deqa Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
110
Inscrit :
25-août 03

Posté 02 décembre 2003 - 11:17

Here is another one from Xassan Aden Samatar.

DAJIIYA :rolleyes:

Damiir hal adeegnimiyo
quruxda lagu daahayee
darandar indhii arkaan
marnaba daymada kadaaline

timaha kala degay dusheediyo oo
ilkaha dabarkaley dilee

waxaan dumar daydayoon
mid iidana raadiyaba
hadaan taan doonayee ilaahay
kaducaysan jiray
anagu dejiyeyshelnee
rabbow isu kaaya daaa


dadnimo dhaqankeeda iyo
quruxda lagu deyrayee
dadkaba ruuxaysbartaan
kolnaba diiqad aanan gelininee
degeni socodkeeda iyooooo oooooooo
dibnaha madowgaleey dileeeee

waxaan dumar daydayoon
mid iidana raadiyaba
hadaan taan doonayee ilaahay
kaducaysan jiray
anagu dejiyeyshelnee
rabbow isu kaaya daaa
0

#6 L'utilisateur est hors-ligne   arafo Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
294
Inscrit :
30-septembre 03

Posté 02 décembre 2003 - 11:20

mi yaynu is daba soconey deka
peach je suis desole sister je me souvient pas en entier
je sais que quelque passage et dega a ecrit intaan xaxa maranaayay

je crois qu il manque un peu

wakaas warkuu

Ce message a été modifié par arafo - 02 décembre 2003 - 11:32 .

0

#7 L'utilisateur est hors-ligne   gasleh Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
161
Inscrit :
10-janvier 04
Interests:
haasaaweh,shaneemo,kubad,music... iyo waxii lahal maala

Icône du message  Posté 14 janvier 2004 - 03:04

hi dhamaan :)
cajab halkanay ka dhacaysaa ;)

okeh mes soeurs je cherche moi aussi midhihii(lyrics) d'une chanson nommé JAMAAD :

jamaadeey jamaadeey
wax jacayl lamoodaa
intuu jilibka ii dhigay
ii jibaaxay anigee
jiraadiyo dhibtaan qabo
jinn qabashadeediyo
aar jimicsanayaa
jeegadaa ii gooyee

jamaal kaagu inan yahaay
igu noqonyay jowharaad
wadnahayga jiitee...

je cherche la suite depuis kelke temps mais rien encore peut etre auriez vous le reste .
waad mahadsan tihiin dhamaan
0

#8 L'utilisateur est hors-ligne   Wallen Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 972
Inscrit :
11-mai 03
Location:
Somewheeeeeere over the rainbooow

Posté 14 janvier 2004 - 08:33

Waaw GASLEH tu connais cette chanson,
je l adore aussi, elle est vieille mais super belle, ya pas bcp de personnes qui connaissent. elle donne la cahir de poule qd t ecoutes la vraie version.

Malheureusement ma connaissance s arrete au meme endroit que la tienne,
je connais qq bout apres mais ya bcp trop de la la la pour que je puisse te la transcrire.

Si tu vis ds un pays ou il y a des magasins somali, US, CANADA, UK achete la cassette et fais la ecouter a qqun qui connait bien la langue, c est la seule solution car g cherche sur le net mais c peine perdue...enfin attends un peu maybe qqun va la mettre, g bien trouve QARAD de Samatar et Weynow ha ina kala wadin de Hibo, alors que j avais perdu espoir . Jamaad, je cherche tjrs.
''Rumor travels faster, but it don't stay put as long as truth"
Will Rogers


Love makes the world go round
0

#9 L'utilisateur est hors-ligne   gasleh Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
161
Inscrit :
10-janvier 04
Interests:
haasaaweh,shaneemo,kubad,music... iyo waxii lahal maala

Icône du message  Posté 15 janvier 2004 - 01:36

slt wallen
eh ke oui walaal je l'a connais mais malheureusement je n'arrive pas a la complete
j'ai beau passé au peigne fin les sites ou les forums de lyrics mais juske là rien :(
mais je ne vais pas desesperer car cette chanson me tien a coeur un jour je l'es entendu a RADIO ETHIOPIE ya longtemps et depuis GAB
0

#10 L'utilisateur est hors-ligne   gasleh Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
161
Inscrit :
10-janvier 04
Interests:
haasaaweh,shaneemo,kubad,music... iyo waxii lahal maala

Icône du message  Posté 15 janvier 2004 - 02:11

j'ai une autre song de AMINA CABDILAAHI & SAALAX QAASIN & KHADRA DAAHIR:(je crois)
La chanson s'appelle je crois :GARI MAKAA MAXDAA
la guitare de de DAOUD CALI MASCAF

KU RAAXAYSTA

AMINA says:
gari makaa baxdaa
adiga maku gashaa (x2)
adiga maku gaydaa
adiga taloo makaa go'daa
jacayl guulalee rabaa
gacma furana lagu dhalay
farxad lagu gardaadshaa
gabdho loola iman jiray
nimba midhaha uu guran
geedkuu yaqaanaa
guurashiisu waw gaar

SAALAX says:

gari makaa baxdaa
adiga maku gashaa(x2)
adiga maku gaydaa
adiga taloo makaa go'daa
gabadh yahay ninbaa yidhii
ka gabyaayey caashaqa
kalgacayl gob weeyaan
kii nacaa gun weeyaan
usha xubinta laga goyn
geel jiraa yaqaanee
maxaa adiga kaa galay


KHADRA says:

gari makaa baxadaa
adiga maku gashaa(x2)
adiga maku gaydaa
adiga taloo makaa go'daa
godob ruuxi laga galay
gocashada ma daayee
kii galaygana maba oga
gashiguu anbaadee
sarbeeb laysu guud maro
gudhan baa hor joogtee
waa inoo gun iyo baar


AND THEN TUGETHER they says:

GARI MAKAA BAXDAA
ADIGA MAKU GASHAA
GARI MAKAA BAXDAA
ADIGA MAKU GASHAA
ADIGA MAKU GAYDAA
ADIGA TALOO MAKAA GO'DAA

GARI MAKAA BAXDAA
ADIGA MAKU GASHAA.............


tres belle chansons pleines de murti dhagaha ama indhaha u dhig =D>










:rolleyes:
0

#11 L'utilisateur est hors-ligne   Wallen Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 972
Inscrit :
11-mai 03
Location:
Somewheeeeeere over the rainbooow

Icône du message  Posté 15 janvier 2004 - 09:53

Oui je la connais aussi,
tres jolie,
elle a ete reprise dernierement par la chanteuse djib Faduma Cilmi,
elle chante aussi une chanson que j adore "Haldhaa"
ecoute la si tu la connais pas elle est tres jolie aussi...


J aime cette partie:

Hambana waa la isku nacaay
hingaaddanu iguu afgaroo
dharaarba ninkaan ka heloo habeenkii kuma dhaxee
hantiida weey ii dhantahay

Xishood hodan baan ka ahaay
xayihii baan soo huwaday
hablahaa somaaliyeed
hablahaa somaaliyeed
(.............................
.............................)
Haldhaa baa la i yiraah
hinsihi baan wali sitaa
hiddihii la wada yaqiin
asluubtii hooyadeey
hormood ban dhaqan u ahaay

Celle ci aussi pleine de murti.
Tu connais Wejiyaal is Xasuusta?

Ce message a été modifié par Wallen - 15 janvier 2004 - 09:54 .

''Rumor travels faster, but it don't stay put as long as truth"
Will Rogers


Love makes the world go round
0

#12 L'utilisateur est hors-ligne   Wallen Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 972
Inscrit :
11-mai 03
Location:
Somewheeeeeere over the rainbooow

Posté 15 janvier 2004 - 10:05

GASLEH
IL DIT CA DS LA CHANSON JAMAADEEY,
RAJOUTE A TA PARTIE, ON EST PAS SI NULS FINALEMENT LOOOOL


Jamaadey jidaal abaariyo
jara laga hayaamiyo
waxaan jabaqle soo maray
jirabka kiyo caraabadda
jidka waxaan ku soo jiray
hadba jimicsi iyo taah
jabkaan anigu soo maray

cilmi kii jilbo u dhigay
jaro ii maleegoo
jeegadda i gooyee

B)
''Rumor travels faster, but it don't stay put as long as truth"
Will Rogers


Love makes the world go round
0

#13 L'utilisateur est hors-ligne   gasleh Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
161
Inscrit :
10-janvier 04
Interests:
haasaaweh,shaneemo,kubad,music... iyo waxii lahal maala

Icône du message  Posté 16 janvier 2004 - 03:04

hi wallen thkx 4 da song c'est bien comme ca ke l'on pourra s'aider et je suis ravi de trouvé quelqu'un qui s'interesse et qui s'y connais ds ce domaine ;)

je crois inaan wax ka xasuusnahay heestaas sista:

waxaa qaada KINSI X/AADEN

wajiyaal is xasuusta
indha aan kala waarin
labaa aan isba waayin
laba aan kala weecan
wadnayaal is jeclaada
wadku daayo oo raaga
oon wadeeco astaynin
oo wadaaga xanaano
inagaaysku wacnaynee
maxaad iiga wareegtay

walbahaarka jacaylka
sida wayraxa geelu
ilmaha uugu wareegaan
kuu eeganayaa
hadii aad wakinayso
oodka wiiqantay dhuuxa
wadhi caashaq ku raacday
wadka maan kadhigeene
inagaysku wacnayneh
maxaad iiga wareegtay

je crois que je ne me suis pas trompé ca fais un bail B)
soon tu ka macaan oo dhiiga iskaa taajisa ayaan kusoo wadaa





:wub: :wub:
0

#14 L'utilisateur est hors-ligne   Wallen Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 972
Inscrit :
11-mai 03
Location:
Somewheeeeeere over the rainbooow

Icône du message  Posté 16 janvier 2004 - 02:52

Oui Gasleh c est celle la,
elle est belle non?

Dis moi que tu as les paroles de la chanson de Saado Cali

Celle qui fait..

Aad baan kuugu baahnahay
Adna inaad i jaceshahaay runtii waan ogsoonahay
Aqalkaan ku ooyaa
Adiguna xafiiskaad murugada la joogta

:(( :(( :(( :(( :(( :(( :(( :(( :((

Et la chanson qui fait

Jaceeyl lehelyoo i helee
hilaacisaa i mareey
.......waa i hayaaa
humaag mahee waan hubaa
hoggan buu iguu wadaa
indhuhu teey halacsadeen
.............................
hawada weey iga xuntoo cidlaan ahee i habayaa

elle a ete reprise par Cabdullahi Boqol, mais il parait qu elle est vielle aussi.
Maybe tu vas rien y comprendre, faut dire qu il articule pas bcp le chanteur dc g pas bcp compris, mais il a une voix!
Tu connais?
''Rumor travels faster, but it don't stay put as long as truth"
Will Rogers


Love makes the world go round
0

#15 L'utilisateur est hors-ligne   gasleh Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
161
Inscrit :
10-janvier 04
Interests:
haasaaweh,shaneemo,kubad,music... iyo waxii lahal maala

Icône du message  Posté 19 janvier 2004 - 01:45

hi wallen soory sis c la periode des exams soo waxaan iskudayaynaa in wixii la inoo keenay aanan iloobin :
any how j'aime bien cette chanson walaal moi aussi c'est tres calaacal: :(
c'est vrai que c'est pas facile de comprendre ce qu'il dis laakin xiisahaan u qabo darteed waa sahal
here is da song: :D

jacayl i helyoo i heer
hilaaciisaa imaray
ma haybineh way hayaa
humaagmaahee waan hubaa
hogaanbuu igu wadaa
indhuhu tay halacsadeen
hadhkeedi igu lamaan
anigu hawshaan qabiyo
huqdaa ii gaarahoo
sidii huur iga batoo
dabayluhu halis gasheen
hawadu wayiga xuntoo
cidlaan heehaabayaa

hegaaradayoo hinqaday
xareedeedii higsaday
ma huurineh waan hingaday
haraadkii igama bi'in
hamuuntii waan qabaa
hablaha taan ugu jeclaa
ayaan kugu halmaamayaa
anoo heli gaareybaa
habeenkii ii damoo
sidii huur iga batoo
dabayluhu halis gasheen
hawadu way iga xuntoo
cidlaan heehaabayaa

pour la chanson de SAADA CALI i'll try to find it out okeh
take care sis et bonne chance a vous tous si vous passez des exams ;)
0

Partager ce sujet :


  • (2 Pages)
  • +
  • 1
  • 2
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet