Hinjinee, u sarakacaa
Calankaad Harraad iyo haydaar uu mudateen
Haydaar uu mudateen
Hir cagar qariyyo
Habkey samaadu tahayeey
Xiddig dhiig la horshoo
Caddaan lagu hadheeyee
Maxaa
Haybad kugu yaal
Maxaa
Haybad kugu yaaaaal


Sanad walibaa hodo iyo wuxu haybad leyahay wa laga helayo oo lagu xassusta, kii nohagagee noqoo loo hanwenyahay… Amiiiiiiiiin
Djibouti, c’est ta fete demain princesse !
Bonne fete sweethart with all my Love…




Bonne fete a tous mes freres et soeurs Djiboutiens egalement.

Enfin, Happy birthday to me 2.
