Bonne Fete joyeuse ou que vous soyez mes freres et soeurs Djib/Somalilandais!!


Caawa waa ciidi calaanka Somaliland ee sannad guurada 21aad !!
Caawa waa habeen culuso cisi sharaf lee Calaanka Somaliland Xuska 18 May lo
dabaaldago cirolee iyo caruura baa lo wada sarakacaye Calaanka Cawadalee u
sarakaca u sarakaca!!


Samo kuwaar, samo kuwaar
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa
Samo kuuwaariyo bogaadin sugan
Hanbalyo suuban kugu salaamnee
Saamo kuwaar
Geesiyadii naftoda u sadqeeyay
Gobanimada Somaliland
Midnimo walaalnimo goobanimo islamnimo kugu salaanee
samow samiriyo
S'il vous plait me corriger si j'ai fais des fautes ds l'hymne Somalilandais.
Codkii: Mohamed shimbir Heesta calanka Somaliland
http://www.youtube.c...feature=related
Viva Somaliland,
Viva Djibouti,
Viva Somalia,
Viva Canada!
Ce message a été modifié par Miranne - 19 mai 2012 - 08:12 .