XEER, le 10 septembre 2011 - 01:28 , dit :

Kabuhu waa sandaal suun danba leh
Budhkuna waa Raas bi raas
Go u waa shaal
Macawiistu waa Abu Samarande
Tooridiina sidaanu madaxda u noqonnay waanu dhignay.
Ee baryahan gundha tihii isagu gabaabsi buu sii noqday sidee wax u jiraan xataa ugaas kii baa katagaye ?
qosolkunah waa Gah gah gah gah codka nooleh. ninbuu ilaahay gaa dhigee sali calaa xabiib sws.
Ce message a été modifié par silanyo - 10 septembre 2011 - 03:40 .