XEER, le 21 February 2011 - 12:26 PM, dit :
Anigu waxaan furay kidinka marku king soo garaacay(tagto mar uun dhacday)plus que parfait
Aniga ayaa fura irida aroor walba ,inta aney soo toosin XEER iyo KING1 (joogto)

Anu waxaan furay albaabka (j'ai ouvert la porte)tagto
anigu waxaan furayey albaabka(je suis entrain d'ouvrir la porte) joogto