djibnet.com: Big Brother Somali Lol - djibnet.com

Aller au contenu

Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Big Brother Somali Lol on leur donnai nos papiers voila leur abal somali wa somali un lol Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   celio000 Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
224
Inscrit :
12-février 10

Posté 10 mars 2010 - 01:42

March 09, 2010 By: adal Category: Opinion

WAXAYNU WADA OGSOONAHAY IN DAD FARA BADAN OO KA SOO JEEDA dalka jabuuti ay qaxootinimo soomaaliyeed ku joogaan dalalka reer galbeedka iyagoo isku dhiiba inay yihiin qaxooti soomaaliyeed.

Baryahan dambe waxaa batay is muujinta inay yihiin reer jabuuti taasi oo ay bilaabeen markay qaateen jinsiyadaha wadamadaas.
hadaba waxaa baryahan bilaamay oo ka howlgalay wadamada reer galbeed ha u badnaato nord america iyo britain niman ama shaqaale fara badan oo soomaaliyeed oo DHAR CAD AMA SIRDOON AH kuwaas oo u shaqeeya dawladahaa waaweyn.

Hadaba maadaama ay badatay is muujinta beesha degaankeedu yahay ETHIOPIA laakiin soo qaatay waraaqaha jabuuti ka dibna ku galay wadamada reer galbeedka in wixii imika ka dambeeya baadhiaan lagu samaynayo,iyadoo hawsha ay qabanayaan shaqaale soomaaliyeed iyagoo tagi doona meelkasta oo xaflad dadka reer jabuuti ay ku qabanayaan iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah oo lugu ururinayo sawirada dadkaas ka dib la soo saari doono sharciga uu dalkan ku joogo.

Waxaa kalifay arintan inay ka wada hadlaan sadexda dawladood MARAYKAN, CANADA,IYO UK baryahan dambe waxay ku abtaan xuska waqtigii xornimada jabuuti taas oo markay baadheen dawladahani aanay dalkooda ku OGAYN INAY DEGAN YIHIIN SHACAB KA SOO JEEDA JABUUTI.

Waaxda socdaalka ee wadamadan ayaasi qoto dheer u baadhay inay joogaan dalkooda wax qaxooti reer jabuuti ah oo loo aqoonsaday qaxootinimo taas oo aan jirin iyo sidoo dad soo haajiray oo si sharci ah u soo degay dalalkan oo iyadana waa la waayey ka dib waxay AMAR KU BIXIYEEN in si adag loo soo ogaado inTA AY LE,EGYIHIIN DADKA KASOO JEEDA JABOUTI iyadoo dhamaan haddii lagu helo inay yihiin reer jabouti sharciyada laga qaadi doono loo celin doono jabouti.

Laamaha sir doonku waxay si weyn u sugayaan xafladda 27/06/ taas oo ah maalinta xornimada jabuuti qofkasta oo halkaa yimaada ama u dabaaldegaya calanka jabuuti si heer sare ah ayaa loo duubayaa sawirada dadkaas waxaana laga baadhi doonaa laanta socdaalka hawshana waxaa fulinaya soomaali u shaqaysa dalalkan reer galbeedka markaa waa in aad taxadirtaan.


la source un site gada extreme droit anti issas lol http://saylicipress....urub/#more-5729

Ce message a été modifié par celio000 - 10 mars 2010 - 01:43 .

0

Partager ce sujet :


Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet