ASC walaalayal
waxa farxad ah in jimcihii na dhafey masaajidka aba hureyra u fursaad siiyey isago wajib kiisa gudanaya dhegolayasha degan borama
dhegolayashasi waxay fursad u heleen iney dhegeystan qudbaadi jimcaha marki ugu horesey ( langage de sourd)
runtii waxanu ka dalbaneyna in wasarada waqfigu sidaasi oo kale u sameyso dadka dhego laha ee reer jabuti
waxanu ognahay in ischool dadkaasi logu taalo galey u ka jiro jabuti
FADLAN FARINTAASI HA LOO GUDBIYO WASARADA WAQFIGA EE JABUTI
http://boramanews.co...ka-intooda-kale
MARBA KARTIDA WAX UGU QABOO DADKA LIIXADKA LA'
Page 1 sur 1
La Place Des Sourd Dans Notre Societe
Partager ce sujet :
Page 1 sur 1