djibnet.com: Halgamaa Ka Mid Ah Halgamashaa Reer Djibouti - djibnet.com

Aller au contenu

Page 1 sur 1
• Vous ne pouvez pas commencer un sujet
• Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Halgamaa Ka Mid Ah Halgamashaa Reer Djibouti Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

• Membre
• Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 28 avril 2009 - 08:27

Salaan saree,

Sidan wada ognahay djibouti dhalashadeeda waxaa u soo daatay dhig, ragna god bay ugu hoydeen. Marka lahadalqaadoo cisaha ka yimaad ethiopia waxaa lagu shegaa "hier venu" iyadoo ulajeedadu tahay dhulkan uma halgami ee siday noga xigaan.

Horta miyaad maqasheen Ali Bahdon?? Halkee see kudhasahay???

Reer ethiopia iyo reer somaliya dhamaanba djibouti way u siman yihiin mar haduu cisse yahay...

Taariikhdii cali bahdoon oo dhan waxaad ka akhrisan kartaan adigoo gujinayaa xariiqa hosku qoran

http://siiti.net/Tariikhaha.htm

Peace
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

• Membre Avancé
• PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 avril 2009 - 08:41

Voir le messageYab, le Tuesday 28 April 2009, 20:19, dit :

Salaan saree,

Sidan wada ognahay djibouti dhalashadeeda waxaa u soo daatay dhig, ragna god bay ugu hoydeen. Marka lahadalqaadoo cisaha ka yimaad ethiopia waxaa lagu shegaa "hier venu" iyadoo ulajeedadu tahay dhulkan uma halgami ee siday noga xigaan.

Horta miyaad maqasheen Ali Bahdon?? Halkee see kudhasahay???

Reer ethiopia iyo reer somaliya dhamaanba djibouti way u siman yihiin mar haduu cisse yahay...

Taariikhdii cali bahdoon oo dhan waxaad ka akhrisan kartaan adigoo gujinayaa xariiqa hosku qoran

http://siiti.net/Tariikhaha.htm

Peace

Ayshaca waxay ka mid tahay magaalooyinka aasaasmay markii la dhisayey khadka tareenka ee xidhiidhiya Jabuuti iyo Addis Ababa.magaaladu waxay ku taal meel malko ah oo aad ugu dhaw Calisabiix(Jabuuti) oo ka xigta dhinaca woqooyi-bari.

Dhinaca bari waxa kaga toosan magaalada Cabdulqaadir oo ka tirsan gobolka Selel ee Somaliland.Maadaama ay ku taal meeshaa malkada ah waxa ay noqotay Ayshaca meel ay ku kulmaan safarrada ka kala yimaadda Calisabiix, Cabdulqaadir, Diridhaba iyo Saylac, intaa waxa u dheeraa tareenka oo habeen iyo maalinba isweydaaranaya.Intaas oo dhan baa Ayshaca ka dhigtay meel ganacsi xooglihi ka socdo oo lagu kala beddesho lacagihii ay kala lahaayeen gumaystayaashii dhulka xukumi jiray ee Ingiriis, Faransiis iyo Amxaaro

Vraiment interessant

Waxay arrini sidaa ahaataba,1932kii ayuu bilaabay in uu cadaalad darradaa ka dhiidhiyo geesigii Cali Bahdoon,waxa uu aasaasay ururkii u horreeyey ee gobannimo-doon ah oo laga furo dhulka Soomaalida,ururkaas oo la odhan jirey Al-khayriya.

1923 first steps for our freedom..big up for Ali Bahdon =D>

-Dona ;) salut ma reine
you gotta read this ma chere, cherche toi un decodeur or som' :D

-Ado Yab
Ali Bahdon Xassan Bahdon walaalki ma yahey..mise waan khaldaney?
Car je connais la famille Hassan Bahdon ( Walaaldon?)

Ce message a été modifié par mimi2005 - 29 avril 2009 - 08:41 .

0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   pilot Icône

• Membre Avancé
• PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 486
Inscrit :
12-mars 08
Location:
Djibouti, Republic of Djibouti
Interests:
Sport, tv , internet

Posté 29 avril 2009 - 12:27

Voir le messageYab, le Tuesday 28 April 2009, 23:19, dit :

Salaan saree,

Sidan wada ognahay djibouti dhalashadeeda waxaa u soo daatay dhig, ragna god bay ugu hoydeen. Marka lahadalqaadoo cisaha ka yimaad ethiopia waxaa lagu shegaa "hier venu" iyadoo ulajeedadu tahay dhulkan uma halgami ee siday noga xigaan.

Horta miyaad maqasheen Ali Bahdon?? Halkee see kudhasahay???

Reer ethiopia iyo reer somaliya dhamaanba djibouti way u siman yihiin mar haduu cisse yahay...

Taariikhdii cali bahdoon oo dhan waxaad ka akhrisan kartaan adigoo gujinayaa xariiqa hosku qoran

http://siiti.net/Tariikhaha.htm

Peace

t pô francophone?
La terre n'est qu'une grande boule, les frontières, les barrières, les divisions résultent de l'imagination fallacieuse des hommes. - Abu- Jamal.
When in Rome, do as the romans do.
Je pense que le moment est venu de vous dire ce que j'ai appris, d'en tirer une conclusion non? Et bien ma conclusion, c'est que la vie est trop courte pour passer son temps à avoir la haine. Ca n'en vaut pas la peine. -Dany Vinyard.
Réponse donnée, je clos.

Mon cher, il ne puit vous etre ami, ce rat d'eau !
Un jour, l'ai-je surpris, devenu musaraigne,
Sombre et nocif, vetu de poison et de maux,
Livrant toxine aux gens qui tapaient sur son dos !
Il ne lui sied que pieds au train, d'apres credo,
Non loge avec toi ou moi a la meme enseigne !
-Iledelatortue
0

Partager ce sujet :

Page 1 sur 1
• Vous ne pouvez pas commencer un sujet
• Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet