Sumadaha Besha Cisee
#1
Posté 22 avril 2009 - 08:58
Dhalinta reer magalka ah siday u badan yihiin waxaan qabaa inay maqlin ama aya arag sumadaha. Sidaas darteed waxaan ku gubaabinaya inay bartaan oo ka dalacdaan sumadahaasi site ka hosku qoraan oo si wanagsan u faaqida dhaqanka besha.
http://siiti.net/sou...a%20ciisaha.htm
Akhris wanagsan.
Peace
#2
Posté 23 avril 2009 - 08:04
Yab, le Wednesday 22 April 2009, 20:50, dit :
Dhalinta reer magalka ah siday u badan yihiin waxaan qabaa inay maqlin ama aya arag sumadaha. Sidaas darteed waxaan ku gubaabinaya inay bartaan oo ka dalacdaan sumadahaasi site ka hosku qoraan oo si wanagsan u faaqida dhaqanka besha.
http://siiti.net/sou...a%20ciisaha.htm
Akhris wanagsan.
Peace
Yab waa war fiican aado.Xeerka, Ugaas Xasan..mais astaanta hadaan u soo noqono ces signes veulent dire koi?
#3
Posté 23 avril 2009 - 12:37
mimi2005, le Thursday 23 April 2009, 9:56, dit :
Walaal mimi, horta waa salaman tahay, ta xigta ciisse waa qabil hadana leh jilibyoo hoosee, wana xolo dhaqato. Markaas sidaas daraaded waxaa laysgu garan ama xoola reer hebel lagu garan jiray sumadan. Xolaha aan sumad lahay cid maleh oo waa layska dhicii.
Hadii tusaaleh kusiiyo passe port djibouti ka sidaa waxaad odhan waa reer djibouti, ka Ethiopia sita waa reer ethiopie, kaan sidan midna waa soo galayti. Sidaas Daraadeed sumadu waa passe portka jilibyayada cisse ay kukala gartaan xolahooda. Somalida oo dhan way leedahay tu u gar ah.
Mahadsanid
Peace
#4
Posté 24 avril 2009 - 07:00
Yab, le Thursday 23 April 2009, 12:29, dit :
Hadii tusaaleh kusiiyo passe port djibouti ka sidaa waxaad odhan waa reer djibouti, ka Ethiopia sita waa reer ethiopie, kaan sidan midna waa soo galayti. Sidaas Daraadeed sumadu waa passe portka jilibyayada cisse ay kukala gartaan xolahooda. Somalida oo dhan way leedahay tu u gar ah.
Mahadsanid
Peace
Donc xariiqyada aan arkay qabiil walba mid baa u garaa miya? that is interesting...Gaaladuba way leeyihin oo lo'da waay guuban..Cowboy guu siiba..bir bay dab gashaan oo ay neefka ku dhajiyaan..est ce que ca se passe de la meme facon avec nous ?..et puis je savoir les signes de chaque clan Issa..
Astaanta reerahayaga seen u garta?
Yab merci beaucoup inaadeer c est tres interesant.
Ce message a été modifié par mimi2005 - 24 avril 2009 - 07:01 .
#5
Posté 24 avril 2009 - 10:45
Yab, le Wednesday 22 April 2009, 22:50, dit :
Dhalinta reer magalka ah siday u badan yihiin waxaan qabaa inay maqlin ama aya arag sumadaha. Sidaas darteed waxaan ku gubaabinaya inay bartaan oo ka dalacdaan sumadahaasi site ka hosku qoraan oo si wanagsan u faaqida dhaqanka besha.
http://siiti.net/sou...a%20ciisaha.htm
Akhris wanagsan.
Peace
ses signes sont tres interessantes merci yab de partager avec nous je reconnu ds ce tableau des signes le notre je le transmettrai a mes enfants plus tard je suis fiere de voir aujourd'hui ce que mes aieux ont tjrs utilise depuis la nuit de tps .

#6
Posté 24 avril 2009 - 11:23
pheliman, le Friday 24 April 2009, 9:37, dit :

Cela serait sympa de voir quel signe appartient à quel clan la signification et l'histoire qu'il y a derrière.
Il me font penser aux signes hebreux. Un Rabbin m'a une époque bien farcie les oreilles avec la supposée origine hebreuse de certains clans somalis.
Ces arguments tenaient debout mais j'étais pas prête à l'entendre. Aujourd'ui un peu moins, si c'était le cas cela prouverait seulement que nous sommes le peuple élu de la 1er et derniere Alliance ...Et c'est malgré moi que je dérive le sujet désolée

Louis Aragon.
Ce qui est le plus beau chez une Femme c'est sa dignité, et non seulement son corps. Mais il faut être digne pour pouvoir s'en rendre compte!
Unknown
Femme noire, femme obscure
Huile que ne ride nul souffle, huile calme aux flancs de l'athlète, aux flancs des princes du Mali
Gazelle aux attaches célestes, les perles sont étoiles sur la nuit de ta
peau.
Senghor
#7
Posté 24 avril 2009 - 12:44
mimi2005, le Friday 24 April 2009, 8:52, dit :
Astaanta reerahayaga seen u garta?
Yab merci beaucoup inaadeer c est tres interesant.
Salaan sareh,
Walaal haa bir baa lagu gubaa guela. Jilibkaad kasteed uu leeyahay hadiii tusaaleh ku siiyoo jilibka fourlabeh waa ta ugu horaysa tableau ga
Waxaa iga sugtaan mardhaw inaan soo galiyo jilibwalba sumadiisa si aad u garato sumada reer kina
mahadsanid
#8
Posté 24 avril 2009 - 12:51
Yab, le Friday 24 April 2009, 11:36, dit :
Walaal haa bir baa lagu gubaa guela. Jilibkaad kasteed uu leeyahay hadiii tusaaleh ku siiyoo jilibka fourlabeh waa ta ugu horaysa tableau ga
Waxaa iga sugtaan mardhaw inaan soo galiyo jilibwalba sumadiisa si aad u garato sumada reer kina
mahadsanid
mahadsanid , je suis impatiente de voir cela.
Louis Aragon.
Ce qui est le plus beau chez une Femme c'est sa dignité, et non seulement son corps. Mais il faut être digne pour pouvoir s'en rendre compte!
Unknown
Femme noire, femme obscure
Huile que ne ride nul souffle, huile calme aux flancs de l'athlète, aux flancs des princes du Mali
Gazelle aux attaches célestes, les perles sont étoiles sur la nuit de ta
peau.
Senghor
#9
Posté 24 avril 2009 - 01:01
Dona del fuego, le Friday 24 April 2009, 14:43, dit :
Mahad waxaa leh allah weey, sharaf waxaaleh cutubka iyo qabanqabiyayaasha siteka siiti.net oo hadwalba u tagaan bodh ka dugista dhaqnka besha ciisee.
Alleh ha inala qabto sidaan dhulka uga qaadilahay dhaqankeena soojiraanka ah ee inbadan oo besha katirsan ay garanayn.
Walaal hadii aad taqaanid afka somaliga ah waxaad akhrisataa siiti.net oo wararka besha iyo dhaqanka si aad ah uga hadasha.
Mardhaw waadheli doontaa sumadaha jiliyadooda insha allah
Mahadsani
#10
Posté 25 avril 2009 - 12:15
Dona del fuego, le Friday 24 April 2009, 11:15, dit :
Il me font penser aux signes hebreux. Un Rabbin m'a une époque bien farcie les oreilles avec la supposée origine hebreuse de certains clans somalis.
Ces arguments tenaient debout mais j'étais pas prête à l'entendre. Aujourd'ui un peu moins, si c'était le cas cela prouverait seulement que nous sommes le peuple élu de la 1er et derniere Alliance ...Et c'est malgré moi que je dérive le sujet désolée

J'ai entendu également une autre hypothèse. Elle disait que les somalis avaient une origine ''pharaonienne'' et en combinant les deux hypothèses, l'histoire prend subitement un sens lol! Les pharaons auraient été des hébreux et le rapport conflictuel qu'ils entretenaient avec le peuple de moïse, n'était rien d'autre qu'une guerre tribale. Si ça! ce n'est pas la nature somalienne....

#11
Posté 25 avril 2009 - 08:11
Yab, le Friday 24 April 2009, 12:36, dit :
Walaal haa bir baa lagu gubaa guela. Jilibkaad kasteed uu leeyahay hadiii tusaaleh ku siiyoo jilibka fourlabeh waa ta ugu horaysa tableau ga
Waxaa iga sugtaan mardhaw inaan soo galiyo jilibwalba sumadiisa si aad u garato sumada reer kina
mahadsanid
Tu es un amour toi.Tu partages un tresor ici. Merci beaucoup inaader.Waxaaban isku dayaa inaan taas sudho gidaarkeeyga. Wax lagu faano dhanqankaaga wax kaweeyn ma jiro, Allow.
#12
Posté 25 avril 2009 - 08:16
Yab, le Friday 24 April 2009, 12:53, dit :
Alleh ha inala qabto sidaan dhulka uga qaadilahay dhaqankeena soojiraanka ah ee inbadan oo besha katirsan ay garanayn.
Walaal hadii aad taqaanid afka somaliga ah waxaad akhrisataa siiti.net oo wararka besha iyo dhaqanka si aad ah uga hadasha.
Mardhaw waadheli doontaa sumadaha jiliyadooda insha allah
Mahadsani
Imbadan ayaan doondoonkiisa ku jiray website dhaqankayga aan ka barto. Fikradaas kuwa hirgaliyeey ayaa sharafta iska lee aado.Hawlahana Allah ha idin la qabto.
Generationada soo socda halaabi maayan. Thanks again for shaaring
#13
Posté 25 avril 2009 - 08:23
Yab, le Friday 24 April 2009, 12:36, dit :
Walaal haa bir baa lagu gubaa guela. Jilibkaad kasteed uu leeyahay hadiii tusaaleh ku siiyoo jilibka fourlabeh waa ta ugu horaysa tableau ga
Waxaa iga sugtaan mardhaw inaan soo galiyo jilibwalba sumadiisa si aad u garato sumada reer kina
mahadsanid
Aado nabad
Astaanta Furlabuhu ma waxay kawada dhaxaysa Amahadleh iyo saacib mise mid walba astaan gooniyu leeyay..for exemple Saacib ma astaantaas oo xariiq lagu biriyeey baa..mise?.. Hadana xolaha reer maxamuudka iyo xoolaaha reer geesaaluhu ( tous les 2 Holleh) haday isku khaldamaan sidee loo kala saaraa..misee Holleh oo dhan ayaa astaantan wadaa qaybsada?
#14
Posté 25 avril 2009 - 09:26
mimi2005, le Saturday 25 April 2009, 8:15, dit :
Astaanta Furlabuhu ma waxay kawada dhaxaysa Amahadleh iyo saacib mise mid walba astaan gooniyu leeyay..for exemple Saacib ma astaantaas oo xariiq lagu biriyeey baa..mise?.. Hadana xolaha reer maxamuudka iyo xoolaaha reer geesaaluhu ( tous les 2 Holleh) haday isku khaldamaan sidee loo kala saaraa..misee Holleh oo dhan ayaa astaantan wadaa qaybsada?
yaaaaaaax inaa ciise madoobee aar meeshu ciyaal caano NIDO badanaa aado Mimi miyaad buurti siitti yaraa soo booqatid walee waxaad ku soo arkii sumadii reer tolka oo ORGINAL ah oo in ka badan 400 oo sanoo ku qoraan buurtaa aanu soo bartaay oo walibaa geela ay ku taal sumada reerkayagaa ku qaldi maayo reer kale loooool
mida kale ragan reer Holeh ee afka dhogoorta ku leh



nabad iyo caano waa Mr. XEER oo biki ka soo xanaqay
#15
Posté 25 avril 2009 - 10:16
XEER, le Saturday 25 April 2009, 9:18, dit :
:lol:mida kale ragan reer Holeh ee afka dhogoorta ku leh




nabad iyo caano waa Mr. XEER oo biki ka soo xanaqay
Xeer baala kuma qaado aado buurta sitti astaanta Holleh ma kutal ?Mon Dieu ? Anaa Holleh Gabareh I gotta go there Xeerow waa in aan isku soo sawira buurtaas hosteed

donc Holleh mawada qaybsado sumadan right?
in that case nimisamaha tiisa mayku taal intan

ma ii faah faahin karta hadaba please
Xeer dabadaan ku haysta Allow Astaanta NIMISAME ayaan kaa rabo no.
Tres prochainement et Bisous.
Ce message a été modifié par mimi2005 - 25 avril 2009 - 11:01 .