djibnet.com: Djiboutien & Xamaraawi - djibnet.com

Aller au contenu

Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Djiboutien & Xamaraawi Dialect parfois scandaleux Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 07 avril 2009 - 05:45

Waxay iguu darayd markii aan booqdaay wiil reer Djibouti ah oo aan saxiibo nahay oo qaba gabadh

reer Xamar, ah alaa waliiiii :angry: :angry: gabadha reer Xamarka ah ee dumaashida noo ah

waxaa kala oo la joogtay gabadh kale oo ay geelooyin yihiin iyo walibaa laba caruur ah oo ay dhashay.


Markii la joogo duhurkii ee aan qado ka dhereegnay caruurtii waxay bilaabeen in ay ciyaaraan

haddabaa gabadhi xafaada nalaa joogtaay waxay isku mashquulisay in ay caruurtaa ciyaartaa ka

joojisoo laakiin way kari waayday oo way ku daba daashay ciyaalkii ka dibna intaay xanaqday waxay

tidhi:waar aabowee Moustaphe DHIKILAHAN YAR YAR :lol: :lol: naga qabso B) B)

waxaa la yidhi NABI aloow ninbaa afkii kugu aamaan DHIKILAHA maxaa meesha keenay??
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   leiladay Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
44
Inscrit :
26-novembre 06
Interests:
Lire, Voyager, Amis<br />Sortie culturelles , Culinaires <br />Familles

Icône du message  Posté 07 avril 2009 - 06:12

Voir le messageXEER, le Tuesday 7 April 2009, 16:37, dit :

Waxay iguu darayd markii aan booqdaay wiil reer Djibouti ah oo aan saxiibo nahay oo qaba gabadh

reer Xamar, ah alaa waliiiii :angry: :angry: gabadha reer Xamarka ah ee dumaashida noo ah

waxaa kala oo la joogtay gabadh kale oo ay geelooyin yihiin iyo walibaa laba caruur ah oo ay dhashay.


Markii la joogo duhurkii ee aan qado ka dhereegnay caruurtii waxay bilaabeen in ay ciyaaraan

haddabaa gabadhi xafaada nalaa joogtaay waxay isku mashquulisay in ay caruurtaa ciyaartaa ka

joojisoo laakiin way kari waayday oo way ku daba daashay ciyaalkii ka dibna intaay xanaqday waxay

tidhi:waar aabowee Moustaphe DHIKILAHAN YAR YAR :lol: :lol: naga qabso B) B)

waxaa la yidhi NABI aloow ninbaa afkii kugu aamaan DHIKILAHA maxaa meesha keenay??


hahah , c est vrai que c est embetant tout ces variantes du Somali! Mais je crois que tu as mal entendu , c est pas Dhikilahan ,mais Dhoucoulaha ou un truc comme ca, c est un terme pejoratif pour designer les enfants je crois!
Je vais te raconter une histoire, ma voisine qui est reer Hamar est venue me voir pour me demander des ustensiles de cuisine , j avais pas tres bien compris pkoi , et a vrai dire , j ai pas vraiment cherchee , car il me faut tjrs un tps fou pour la comprendre, j ai decide de l accompagner a la cuisine, et lui ai demande de se servir , revenu au salon, j ai pris un bouquin et j ai recommence a lire! apparamment un voisin est mort ce jour la, et je ne le savait pas ! La seule chose que j avais compris est qu elle parlait de massage "dhougis" et dans mon language , Dhougis ben c est massage!
Le soir elle revient me voir , m accusant d etre froide et de ne pas avoir de pitie pour les gens, apres elle me demande si j ai l intention d aller voir les voisins pour des condoleances!
Et apres maintes explications, on s est enfin compris! Et maintenant je sais que Dhougis en dialecte hamarawii, ben c est enterrement! lol
Alors comme tu dit : "NABI aloow ninbaa afkii kugu aamaan "!!!
Adios
0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   lacAssal Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
274
Inscrit :
28-mars 07

Posté 07 avril 2009 - 06:16

Voir le messageXEER, le Tuesday 7 April 2009, 17:37, dit :

Waxay iguu darayd markii aan booqdaay wiil reer Djibouti ah oo aan saxiibo nahay oo qaba gabadh

reer Xamar, ah alaa waliiiii :angry: :angry: gabadha reer Xamarka ah ee dumaashida noo ah

waxaa kala oo la joogtay gabadh kale oo ay geelooyin yihiin iyo walibaa laba caruur ah oo ay dhashay.


Markii la joogo duhurkii ee aan qado ka dhereegnay caruurtii waxay bilaabeen in ay ciyaaraan

haddabaa gabadhi xafaada nalaa joogtaay waxay isku mashquulisay in ay caruurtaa ciyaartaa ka

joojisoo laakiin way kari waayday oo way ku daba daashay ciyaalkii ka dibna intaay xanaqday waxay

tidhi:waar aabowee Moustaphe DHIKILAHAN YAR YAR :lol: :lol: naga qabso B) B)

waxaa la yidhi NABI aloow ninbaa afkii kugu aamaan DHIKILAHA maxaa meesha keenay??




:lol: :lol:

ciyaalku dhikilaha mustafe ayay ka yimaadan (isaga dhalay maha) :lol:


http://www.youtube.c...h?v=qwaPMzlvKhc
0

#4 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 07 avril 2009 - 09:15

Voir le messagelacAssal, le Tuesday 7 April 2009, 18:08, dit :

:lol: :lol:

ciyaalku dhikilaha mustafe ayay ka yimaadan (isaga dhalay maha) :lol:


http://www.youtube.c...h?v=qwaPMzlvKhc



Lac Asal waa suurtagal laakiin sheegadu sidaa uun kuma joogin ee markii la gaadhay wakhtigii

cuuwafta(apres midi) gabadhi waxay mar kale ku celisay aaway BOCORTII :lol: :lol: :lol: :lol:

ciyaalka(du manioc) je pense alaa ciil badanaaaaaaaaaaaa
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#5 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 07:50

Voir le messageXEER, le Tuesday 7 April 2009, 21:07, dit :

Lac Asal waa suurtagal laakiin sheegadu sidaa uun kuma joogin ee markii la gaadhay wakhtigii

cuuwafta(apres midi) gabadhi waxay mar kale ku celisay aaway BOCORTII :lol: :lol: :lol: :lol:

ciyaalka(du manioc) je pense alaa ciil badanaaaaaaaaaaaa


Xeer aado permets moi de partager ceci avec nos jeunes djibnautes iyo kuwaa waaweyn ee afgaranwaaga ah :)

http://www.digitaldi....com/Somali.htm

not only they learn but they play a game to assess the skill learned...AWESOOOOME

aado Allow waxbaa idinka biiriyee iska akhrista, oo wax biirsada intaad iscayeysiin
wax kala faiideysta, yaax.

ps: Xeer ca n a rien avoir avec ton sujet ;) mais je cherche des trucs rigolo sur les xamar/djib languages.

Ce message a été modifié par mimi2005 - 08 avril 2009 - 08:04 .

0

#6 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 10:12

Voir le messageXEER, le Tuesday 7 April 2009, 17:37, dit :

Waxay iguu darayd markii aan booqdaay wiil reer Djibouti ah oo aan saxiibo nahay oo qaba gabadh

reer Xamar, ah alaa waliiiii :angry: :angry: gabadha reer Xamarka ah ee dumaashida noo ah

waxaa kala oo la joogtay gabadh kale oo ay geelooyin yihiin iyo walibaa laba caruur ah oo ay dhashay.


Markii la joogo duhurkii ee aan qado ka dhereegnay caruurtii waxay bilaabeen in ay ciyaaraan

haddabaa gabadhi xafaada nalaa joogtaay waxay isku mashquulisay in ay caruurtaa ciyaartaa ka

joojisoo laakiin way kari waayday oo way ku daba daashay ciyaalkii ka dibna intaay xanaqday waxay

tidhi:waar aabowee Moustaphe DHIKILAHAN YAR YAR :lol: :lol: naga qabso B) B)

waxaa la yidhi NABI aloow ninbaa afkii kugu aamaan DHIKILAHA maxaa meesha keenay??


Xeer lasoco xamaraawiga badawgee uu faani gabadh...


"1.

girl: where are you/what are you doing now??

Guy: i am driving to friends house ! xariifkan gadhi ma leh waa "D11" comme agrege le disait..

Girl: ooh you have car now?

Guy: yeah - i recent bought BMW...aalah beenwayna

Bus : KING STREET METRO NEXT STOP...xariifkii uu khashifmay xeerow

Girl: when did you get off your car and quickly get on the bus??

*Phone dies*....telephonekii buu damiyeey...


2. same xariif on the phone to another girl...shukaansii badanaa

Xariif: aqalkii buu fiiqayaa avec le vacuum...motorki buu kaga waalay

Xariifada: gadhigii cusbaa miyaa, abooweh?

Xariif: yeah babe - ferrari baan so gatay hada...hanwaynaa waliba

Xariiffada: waxay maqashay " warya Cabdi - maxaad huufarka( vacuum) wakhtigan uga qalineysa"??? :((

*phone goes dead again*....hawadi buu ka baxay, yaax

Ilxayiig waaxid
0

#7 L'utilisateur est hors-ligne   pilot Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 486
Inscrit :
12-mars 08
Location:
Djibouti, Republic of Djibouti
Interests:
Sport, tv , internet

Posté 08 avril 2009 - 02:52

Faut vraiment une rubrique 'somali' ici.. ca déborde sur les autres rubriques..
La terre n'est qu'une grande boule, les frontières, les barrières, les divisions résultent de l'imagination fallacieuse des hommes. - Abu- Jamal.
When in Rome, do as the romans do.
Je pense que le moment est venu de vous dire ce que j'ai appris, d'en tirer une conclusion non? Et bien ma conclusion, c'est que la vie est trop courte pour passer son temps à avoir la haine. Ca n'en vaut pas la peine. -Dany Vinyard.
Réponse donnée, je clos.


Mon cher, il ne puit vous etre ami, ce rat d'eau !
Un jour, l'ai-je surpris, devenu musaraigne,
Sombre et nocif, vetu de poison et de maux,
Livrant toxine aux gens qui tapaient sur son dos !
Il ne lui sied que pieds au train, d'apres credo,
Non loge avec toi ou moi a la meme enseigne !
-Iledelatortue
0

#8 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 08 avril 2009 - 03:09

aaboowee, aabaayoo, meeqaaaaa, moofoo, 100% waa af qotti :P :P :P :P

laakiin waxaan fahmi waayey:igaar, abkoow,abotoo, muloq, musqul, ma kulaal, masango,

digir,yanyoo, bur, iyo qar kalo badan luqada ay yihiin kolaybaa afsoomaali maaha B) B) B)
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#9 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 07:41

Voir le messageXEER, le Wednesday 8 April 2009, 15:01, dit :

aaboowee, aabaayoo, meeqaaaaa, moofoo, 100% waa af qotti :P :P :P :P

laakiin waxaan fahmi waayey:igaar, abkoow,abotoo, muloq, musqul, ma kulaal, masango,

digir,yanyoo, bur, iyo qar kalo badan luqada ay yihiin kolaybaa afsoomaali maaha B) B) B)


digir...fuul
yaanto....tamaat
bur.....hadhuudh
musqul...kaniif
ma kulaal...naalo non??

af soomali maahan waxan aado wuxu yahay ba
iyaguna waynala yaabi uun ee ogow hada
0

#10 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 07:41

Voir le messageXEER, le Wednesday 8 April 2009, 15:01, dit :

aaboowee, aabaayoo, meeqaaaaa, moofoo, 100% waa af qotti :P :P :P :P

laakiin waxaan fahmi waayey:igaar, abkoow,abotoo, muloq, musqul, ma kulaal, masango,

digir,yanyoo, bur, iyo qar kalo badan luqada ay yihiin kolaybaa afsoomaali maaha B) B) B)


digir...fuul
yaanyo....tamaat
bur.....hadhuudh
musqul...kaniif
ma kulaal...naalo non??

af soomali maahan waxan aado wuxu yahay ba
iyaguna waynala yaabi uun ee ogow hada

Ce message a été modifié par mimi2005 - 08 avril 2009 - 07:42 .

0

#11 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 07:42

Voir le messageXEER, le Wednesday 8 April 2009, 15:01, dit :

aaboowee, aabaayoo, meeqaaaaa, moofoo, 100% waa af qotti :P :P :P :P

laakiin waxaan fahmi waayey:igaar, abkoow,abotoo, muloq, musqul, ma kulaal, masango,

digir,yanyoo, bur, iyo qar kalo badan luqada ay yihiin kolaybaa afsoomaali maaha B) B) B)


digir...fuul
yaanto....tamaat
bur.....hadhuudh
musqul...kaniif
ma kulaal...naalo non??

af soomali maahan waxan aado wuxu yahay ba
iyaguna waynala yaabi uun ee ogow hada
0

#12 L'utilisateur est hors-ligne   van.dj Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
74
Inscrit :
11-février 09

Posté 08 avril 2009 - 08:14

MIMI2005 maad taqaan waxay reer xamarku u aqaanaan KILIIF
0

#13 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 08:19

Voir le messagevan.dj, le Wednesday 8 April 2009, 20:06, dit :

MIMI2005 maad taqaan waxay reer xamarku u aqaanaan KILIIF


mayaa aado
0

#14 L'utilisateur est hors-ligne   van.dj Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
74
Inscrit :
11-février 09

Posté 08 avril 2009 - 08:21

reer xamarku amase soomaalida goofurta soomaaliya
afsoomaaliga ay badana ku hadlaan waxaa ku jira
aftalyaani sidda anagaba reer jabuuti uu af-faransiis
uu ugu jiroo.
sidda:
way iydhahdaan kabadhka armaajo qui de l italien en francais c est armoire

Ce message a été modifié par van.dj - 08 avril 2009 - 08:23 .

0

#15 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 08 avril 2009 - 08:27

Voir le messagevan.dj, le Wednesday 8 April 2009, 20:13, dit :

reer xamarku amase soomaalida goofurta soomaaliya
afsoomaaliga ay badana ku hadlaan waxaa ku jira
aftalyaani sidda anagaba reer jabuuti uu af-faransiis
uu ugu jiroo.
sidda:
way iydhahdaan kabadhka armaajo qui de l italien en francais c est armoire


sax laakin kiliif baab suuga aado
0

Partager ce sujet :


Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet