XEER, le Tuesday 7 April 2009, 17:37, dit :
Waxay iguu darayd markii aan booqdaay wiil reer Djibouti ah oo aan saxiibo nahay oo qaba gabadh
reer Xamar, ah alaa waliiiii

gabadha reer Xamarka ah ee dumaashida noo ah
waxaa kala oo la joogtay gabadh kale oo ay geelooyin yihiin iyo walibaa laba caruur ah oo ay dhashay.
Markii la joogo duhurkii ee aan qado ka dhereegnay caruurtii waxay bilaabeen in ay ciyaaraan
haddabaa gabadhi xafaada nalaa joogtaay waxay isku mashquulisay in ay caruurtaa ciyaartaa ka
joojisoo laakiin way kari waayday oo way ku daba daashay ciyaalkii ka dibna intaay xanaqday waxay
tidhi:waar aabowee Moustaphe DHIKILAHAN YAR YAR

naga qabso
waxaa la yidhi NABI aloow ninbaa afkii kugu aamaan DHIKILAHA maxaa meesha keenay??
Xeer lasoco xamaraawiga badawgee uu faani gabadh...
"1.
girl: where are you/what are you doing now??
Guy: i am driving to friends house ! xariifkan gadhi ma leh waa "D11" comme agrege le disait..
Girl: ooh you have car now?
Guy: yeah - i recent bought BMW...aalah beenwayna
Bus : KING STREET METRO NEXT STOP...xariifkii uu khashifmay xeerow
Girl: when did you get off your car and quickly get on the bus??
*Phone dies*....telephonekii buu damiyeey...
2. same xariif on the phone to another girl...shukaansii badanaa
Xariif: aqalkii buu fiiqayaa avec le vacuum...motorki buu kaga waalay
Xariifada: gadhigii cusbaa miyaa, abooweh?
Xariif: yeah babe - ferrari baan so gatay hada...hanwaynaa waliba
Xariiffada: waxay maqashay " warya Cabdi - maxaad huufarka( vacuum) wakhtigan uga qalineysa"???
*phone goes dead again*....hawadi buu ka baxay, yaax
Ilxayiig waaxid