djibnet.com: Dhaqan Iyo Ilbaxnimo Ma Isqabikaraan? - djibnet.com

Aller au contenu

  • (2 Pages)
  • +
  • 1
  • 2
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Dhaqan Iyo Ilbaxnimo Ma Isqabikaraan? Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 01 avril 2009 - 08:56

Somalidu waxay leedahay dhaqan ay kaga duwantahay afrikada lawadagta dubka madow. Tan iyo markii uu naa soogalay gumastuhu uu kala qoqobay umada somaliyeed waxaa yimid dhaqangur oo dhiskii dhaqulhaa dumay.

Markaas suaashu waxay tahay dhaqankeeni dumay maku dabaqi karnaa ilbaxnimada aan sheeganayno???

Horayna waxu yidhi cadoo xamarqood sidan:

Qarnii waliba dhaqankiisa
waa inu ku dhaataa
sumadaada lma dheeho
dhaxalkii adowgaana mi ladhafiikaro mahaa

..... Dhidibkii laguu aasay dheeda yaa uu gogsaday dhagartiisa yaa qabaaaaaaaaa................

Iyo dhan halkan ka dhagayso :((
http://www.youtube.c...feature=related
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 02 avril 2009 - 09:25

Voir le messageYab, le Wednesday 1 April 2009, 20:48, dit :

Somalidu waxay leedahay dhaqan ay kaga duwantahay afrikada lawadagta dubka madow. Tan iyo markii uu naa soogalay gumastuhu uu kala qoqobay umada somaliyeed waxaa yimid dhaqangur oo dhiskii dhaqulhaa dumay.

Markaas suaashu waxay tahay dhaqankeeni dumay maku dabaqi karnaa ilbaxnimada aan sheeganayno???

Horayna waxu yidhi cadoo xamarqood sidan:

Qarnii waliba dhaqankiisa
waa inu ku dhaataa
sumadaada lma dheeho
dhaxalkii adowgaana mi ladhafiikaro mahaa

..... Dhidibkii laguu aasay dheeda yaa uu gogsaday dhagartiisa yaa qabaaaaaaaaa................

Iyo dhan halkan ka dhagayso :((
http://www.youtube.c...feature=related

Yaabe Aado khayr hel oo xooga Allah aku adkeeyo Amiin dheh
Heskaan dhiritaan gaara iyo ficil bu ku abuura dadka Allow
Fuad ilkacase et Abdi nuur en costume traditionel
Humm I liked it..Marxuunku il s adressait aux jeunes generations
Dhaqankeena ha u biqin inaadeer tant qu on aura des "Dona" et des "Simane", des "la raison" des Yab..
et ts les autres qui pourront se reconnaitre en ces personnes...les amoureux de leurs origines.
Xeer et moi pourront dormir des 2 oreilles...la releve est assuree n est ce pas Xeer ;)
Proud of You Guyz
0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 03 avril 2009 - 07:36

Voir le messagemimi2005, le Thursday 2 April 2009, 11:17, dit :

Yaabe Aado khayr hel oo xooga Allah aku adkeeyo Amiin dheh
Heskaan dhiritaan gaara iyo ficil bu ku abuura dadka Allow
Fuad ilkacase et Abdi nuur en costume traditionel
Humm I liked it..Marxuunku il s adressait aux jeunes generations
Dhaqankeena ha u biqin inaadeer tant qu on aura des "Dona" et des "Simane", des "la raison" des Yab..
et ts les autres qui pourront se reconnaitre en ces personnes...les amoureux de leurs origines.
Xeer et moi pourront dormir des 2 oreilles...la releve est assuree n est ce pas Xeer ;)
Proud of You Guyz

Amiin Mimi et marci , waa inaan balahda ka ilaalino dhaqanka kuwa kalana aan kusoo giiidno eebana hanalagarab kalo...
0

#4 L'utilisateur est hors-ligne   le-patrouilleur Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 607
Inscrit :
04-septembre 04
Gender:
Male
Location:
No idea

Posté 03 avril 2009 - 07:43

Voir le messageYab, le Wednesday 1 April 2009, 20:48, dit :

Somalidu waxay leedahay dhaqan ay kaga duwantahay afrikada lawadagta dubka madow. Tan iyo markii uu naa soogalay gumastuhu uu kala qoqobay umada somaliyeed waxaa yimid dhaqangur oo dhiskii dhaqulhaa dumay.

Markaas suaashu waxay tahay dhaqankeeni dumay maku dabaqi karnaa ilbaxnimada aan sheeganayno???

Horayna waxu yidhi cadoo xamarqood sidan:

Qarnii waliba dhaqankiisa
waa inu ku dhaataa
sumadaada lma dheeho
dhaxalkii adowgaana mi ladhafiikaro mahaa

..... Dhidibkii laguu aasay dheeda yaa uu gogsaday dhagartiisa yaa qabaaaaaaaaa................

Iyo dhan halkan ka dhagayso :((
http://www.youtube.c...feature=related

hey yab arrete de copier :lol: :lol:
http://www.djibnet.c...s...c=15684&hl=
A man likes his wife to be just clever enough to appreciate his cleverness, and just stupid enough to admire it.
0

#5 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 03 avril 2009 - 08:04

Voir le messagele-patrouilleur, le Friday 3 April 2009, 21:35, dit :

Patrouilleur, mawax faiidoleh oo qabato baad wayday? Sawdiga igu kenkenay waa sidee? Ni caqlileh baan kumoodayeh waa sidee maad bahayinowday?

peace
0

#6 L'utilisateur est hors-ligne   le-patrouilleur Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 607
Inscrit :
04-septembre 04
Gender:
Male
Location:
No idea

Posté 03 avril 2009 - 08:11

Voir le messageYab, le Friday 3 April 2009, 19:56, dit :

Patrouilleur, mawax faiidoleh oo qabato baad wayday? Sawdiga igu kenkenay waa sidee? Ni caqlileh baan kumoodayeh waa sidee maad bahayinowday?

peace

desole bro mais j'ai pas saisi le dernier mot
A man likes his wife to be just clever enough to appreciate his cleverness, and just stupid enough to admire it.
0

#7 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 03 avril 2009 - 08:23

Voir le messagele-patrouilleur, le Friday 3 April 2009, 22:03, dit :

desole bro mais j'ai pas saisi le dernier mot

Afka soo baro kadibna ii kaalay.

Patroulleur yow hadii aad ereyo taqaan kolah ii kalay hadii kaleh tirow labogantaleh ha ila karajogin...

peace
0

#8 L'utilisateur est hors-ligne   le-patrouilleur Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 607
Inscrit :
04-septembre 04
Gender:
Male
Location:
No idea

Posté 04 avril 2009 - 05:45

Voir le messageYab, le Friday 3 April 2009, 20:15, dit :

Afka soo baro kadibna ii kaalay.

Patroulleur yow hadii aad ereyo taqaan kolah ii kalay hadii kaleh tirow labogantaleh ha ila karajogin...

peace

Comme la dit Abdi Haybe c du "waraabeyne" moi aussi je peux le faire
talabad maha kasodona maa gabadh baa tahay marka aa kuu imanayo?
A man likes his wife to be just clever enough to appreciate his cleverness, and just stupid enough to admire it.
0

#9 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 04 avril 2009 - 08:36

Voir le messagele-patrouilleur, le Saturday 4 April 2009, 19:37, dit :

Comme la dit Abdi Haybe c du "waraabeyne" moi aussi je peux le faire
talabad maha kasodona maa gabadh baa tahay marka aa kuu imanayo?

Cali carur...
Nin way noqoo oo sida raga u hadal aado...
0

#10 L'utilisateur est hors-ligne   le-patrouilleur Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 607
Inscrit :
04-septembre 04
Gender:
Male
Location:
No idea

Posté 04 avril 2009 - 08:56

Voir le messageYab, le Saturday 4 April 2009, 20:28, dit :

Cali carur...
Nin way noqoo oo sida raga u hadal aado...

c caqli carruur pas cali carur looks like u need some lessons

sayonara
A man likes his wife to be just clever enough to appreciate his cleverness, and just stupid enough to admire it.
0

#11 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 04 avril 2009 - 08:58

waar yaadaa Yab iyo le-patrouilleur aado ismaa fahmaysaan ee dhulka ilaahay u kala xayraamaa B)

caydunaa waa ceeb in ay rag tol ah isku ilka beelaan :blink: :blink: :blink: :blink: :blink:

Waa Xeer oo aad iyo aad u xanaaqay sidii jiir xaraagoodaay :angry: :angry: :angry:
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#12 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 04 avril 2009 - 09:21

Voir le messageXEER, le Saturday 4 April 2009, 22:50, dit :

waar yaadaa Yab iyo le-patrouilleur aado ismaa fahmaysaan ee dhulka ilaahay u kala xayraamaa B)

caydunaa waa ceeb in ay rag tol ah isku ilka beelaan :blink: :blink: :blink: :blink: :blink:

Waa Xeer oo aad iyo aad u xanaaqay sidii jiir xaraagoodaay :angry: :angry: :angry:

Xeerow waan qaatay arinkaaga saxiiib.......

Peace
0

#13 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 04 avril 2009 - 09:30

Voir le messageYab, le Friday 3 April 2009, 20:15, dit :

Afka soo baro kadibna ii kaalay.

Patroulleur yow hadii aad ereyo taqaan kolah ii kalay hadii kaleh tirow labogantaleh ha ila karajogin...

peace

Waa yahay aado YAB laakiin saxiib halkan ma waxaad u jeedaay:

WIILYAHOOW HADAAD GEESI TAHAY OO AAD WAX GARANAYSID GOFONAHA ILKAHA KAAGA YAAL

GARO HALKU DAQO HADDII KALE DAROOW LABA GANTALE HA ILA GARAB JOOGIN cajiib ala maxaad

reer GALBEEDI tahay(reer KAHABOCI?
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#14 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 04 avril 2009 - 10:06

Voir le messageXEER, le Saturday 4 April 2009, 23:22, dit :

Waa yahay aado YAB laakiin saxiib halkan ma waxaad u jeedaay:

WIILYAHOOW HADAAD GEESI TAHAY OO AAD WAX GARANAYSID GOFONAHA ILKAHA KAAGA YAAL

GARO HALKU DAQO HADDII KALE DAROOW LABA GANTALE HA ILA GARAB JOOGIN cajiib ala maxaad

reer GALBEEDI tahay(reer KAHABOCI?

Haahaahaa

Raga sidaado kaleh wax fahmayaa baa la raba lama rebo mid afar hal oo frangi ah la yimaada mesha. ujeedadaydu waxay ahayd afka hoyo soo baro kadibna ila goloftan...

Waxuu garan waayay "bahaayin" ee u sheeg ninkaaaas saxibkay ah. Franji horay baan uga tagay intaan bartay ba afkayga hooyo....

Mahadsanid sxb
0

#15 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 05 avril 2009 - 12:17

Voir le messageXEER, le Saturday 4 April 2009, 21:22, dit :

Waa yahay aado YAB laakiin saxiib halkan ma waxaad u jeedaay:

WIILYAHOOW HADAAD GEESI TAHAY OO AAD WAX GARANAYSID GOFONAHA ILKAHA KAAGA YAAL

GARO HALKU DAQO HADDII KALE DAROOW LABA GANTALE HA ILA GARAB JOOGIN cajiib ala maxaad

reer GALBEEDI tahay(reer KAHABOCI?

Anaa awoowgay Cheikh Cisseh Wali iya raguu ku curtay.
XEER KAHAA BOCLEEY miyaad ka timi
oo run ah

Ps: yab bro gofanaa ilkaha kaaga yaal iyo darawda laba gantal leeg :o miyaad garan
walaa xawla...Xeer adoo baal goray woofisha gasho,af soomaali wayna ruxuu...
0

Partager ce sujet :