Warkays soo baxay 30/03/2009 oo ka soo baxay magalada diri dhaba waxuu sheegay inay mudo labo bilood ah lagu jiray qabashada ugaaskii 19 tobnaad. Markii in modo ka badan 14 sono bahwaytu ay ahay ugaas laan waxaa soo baxay inay ka faiidaystaan maxada wadano siday ukala qabinlahayeen bahwayta ciisee.
Tani waxay u samixi dontaa oo wax way kabadli doontaa dhibata iyo hogaan alaan ku habsabtay bahwayta.
Hada waxaa lagu jiraa qabanqaabadii 100 uqaal iyo 44 gandeh sidii loga soo urin laha dhulka bahwaytu dagto sidas djibouti ethiopia iyo somali gar ahaan somaliland wadanka isku magacaabay. Sabadtuu waxay tahay ugasku uu udhaxeeya bahwayta ciise.

Qafkii raba fahfahiin tasi ka badan waxuu ka daalacan karaa http://siiti.net/dor...a%20ogaaska.htm
wanaa figrad la sacidi karo waxayna qusaysaa bahwayta ciisee melkastoo jogto.
Peace