djibnet.com: Somaliland - djibnet.com

Aller au contenu

  • (3 Pages)
  • +
  • 1
  • 2
  • 3
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Somaliland Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 28 mars 2009 - 09:43

Salut tt les djibnaut,

Je suis persuade ce dernier temps que certain person ce demande si la somaliland est seulement pour issak et samaron.
Detrombez vous mes amis, 4 tribut se partage le sol landais. ces derniers sont Issa (salal), gada(aoudal), darod (sanag) particulierement warsangari et Issak le reste (sol region herguaysa...)


Bientot une carte delimitant les regions de chaque tribut verras le jour et c est vrai. Certaion personne par fierte nie la presence de issa sur la terre somalilandaise.



C est une bonne nouvelle pour les peuple Issa
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 28 mars 2009 - 09:53

Voir le messageYab, le Saturday 28 March 2009, 21:35, dit :

Salut tt les djibnaut,

Je suis persuade ce dernier temps que certain person ce demande si la somaliland est seulement pour issak et samaron.
Detrombez vous mes amis, 4 tribut se partage le sol landais. ces derniers sont Issa (salal), gada(aoudal), darod (sanag) particulierement warsangari et Issak le reste (sol region herguaysa...)


Bientot une carte delimitant les regions de chaque tribut verras le jour et c est vrai. Certaion personne par fierte nie la presence de issa sur la terre somalilandaise.



C est une bonne nouvelle pour les peuple Issa


Waar yaa Yab waan kulaa yaabay aado, dhulka ciise maxaa adigaa ka khuseeya?

awwoowgay ciise madoobe wuxuu ku aasan yahay XIIS iyo MAYDH oo ku taal gobol SANAAG BARI waana degan DAROD marka aado adugu hawada soo leef ciise dhul looma sheego :angry: :angry:
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 28 mars 2009 - 10:06

Voir le messageXEER, le Saturday 28 March 2009, 23:45, dit :

Waar yaa Yab waan kulaa yaabay aado, dhulka ciise maxaa adigaa ka khuseeya?

awwoowgay ciise madoobe wuxuu ku aasan yahay XIIS iyo MAYDH oo ku taal gobol SANAAG BARI waana degan DAROD marka aado adugu hawada soo leef ciise dhul looma sheego :angry: :angry:


Anaa cisse madoobeh

Naa dulkeena aan soo ridano baan kuguu leeyahay, anaan dhisano sida ay kuwa keleh baa u dhisteen. Ma ogthay in gobolka salal ee cissa buget kiisu tago borama, laguna dhiso borama, ma ogtahay in saylac samaroon ay ku doodii, ma ogtahay in cisse djibouti isku soo shubay oo dhulkiisa dayacay.


Hadii aad u doodi dhulka cisse la soo xirir cisse sylac.com

Hakuu macaato :D
0

#4 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 28 mars 2009 - 10:19

Voir le messageYab, le Saturday 28 March 2009, 21:58, dit :

Anaa cisse madoobeh

Naa dulkeena aan soo ridano baan kuguu leeyahay, anaan dhisano sida ay kuwa keleh baa u dhisteen. Ma ogthay in gobolka salal ee cissa buget kiisu tago borama, laguna dhiso borama, ma ogtahay in saylac samaroon ay ku doodii, ma ogtahay in cisse djibouti isku soo shubay oo dhulkiisa dayacay.


Hadii aad u doodi dhulka cisse la soo xirir cisse sylac.com

Hakuu macaato :D


EH aar miyaan ku qaniinay aado waxaan ku moodaay soogalaytii afka ii macaanayn ee soo dhawoow mar kale warka aad sheegtaay wan la soctaa laakiin waxaan noqonay sac u geeskiso wareemay ee sideen ka yelaa ragan la dhalay ama loo dhalay ee reer Gerisaad B) B) B) B)
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#5 L'utilisateur est hors-ligne   Yab Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
54
Inscrit :
20-mars 09

Posté 28 mars 2009 - 10:30

Voir le messageXEER, le Sunday 29 March 2009, 0:11, dit :

EH aar miyaan ku qaniinay aado waxaan ku moodaay soogalaytii afka ii macaanayn ee soo dhawoow mar kale warka aad sheegtaay wan la soctaa laakiin waxaan noqonay sac u geeskiso wareemay ee sideen ka yelaa ragan la dhalay ama loo dhalay ee reer Gerisaad B) B) B) B)



Ma ogtahay maanta in aan haysano nasxiib aad uu wayn, tasina waa inaan ka faidaysano oo ku noqono dhulkiin awowgeen dhaxalka nogaga tagay. Nsibkaasi waa maxay? maanta waxaa lagu jiraa in samaymayaayo carte ama mape sida niba u yaaqaano oo lagula dagaalamayo dhibaato ka imata iskudhac qabil. Kart kaasi waxa uu xadidayaa qabilwalba imta uu dago ama dagmo u leeyahay.

Lughya waxaa kataagan dood sadex geesot ah oo udhaxaysa cisse issak iyo gada.

Taladu wxaytahay inaan dhulkeeena dib ugu noqono oo dhisno dagana aan waxbarno tagino kuwa ethiopia iyo djibouti jooga inaan ku berrno oo xorayno.

Ma ogtahay in ismamul hoose lasiyay dagmo gastee oo qabilka dagan uu dhulkiisa ka taliyo. Keena iyaa kataliyaa???

Cissow dhilkaaga rido oo nasibka maanta ka fa idayso :((
0

#6 L'utilisateur est hors-ligne   Razak Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
27
Inscrit :
24-février 09

Posté 29 mars 2009 - 07:42


we don't give a @!#$ about liland

0

#7 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 mars 2009 - 08:22

Voir le messageXEER, le Saturday 28 March 2009, 21:45, dit :

Waar yaa Yab waan kulaa yaabay aado, dhulka ciise maxaa adigaa ka khuseeya?

awwoowgay ciise madoobe wuxuu ku aasan yahay XIIS iyo MAYDH oo ku taal gobol SANAAG BARI waana degan DAROD marka aado adugu hawada soo leef ciise dhul looma sheego :angry: :angry:

Xeer xanaaqu waamaxay aado :o

Ce message a été modifié par mimi2005 - 29 mars 2009 - 08:23 .

0

#8 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 29 mars 2009 - 10:11

Voir le messagemimi2005, le Sunday 29 March 2009, 8:14, dit :

Xeer xanaaqu waamaxay aado :o



yaaaax aado MIMI waa runtaa oo markii horaa sanka HADHAGAALA ii tagay xanaaq tardii laakiin markii dambee saw anagaa heeshiinay wiilka YAB :D :D

aar hablahayaaga iyaa sida MIMI uun nooga wada dhiga waa geesiyaad.

MIMIYEY aado halgan adaa laga sugi in aad wax ku soo qortiid :


http://www.siiti.net


aado soo camiraa sida Djibnet oo kale

Ce message a été modifié par XEER - 29 mars 2009 - 10:16 .

XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#9 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 mars 2009 - 10:15

Voir le messageXEER, le Sunday 29 March 2009, 10:03, dit :

yaaaax aado MIMI waa runtaa oo markii horaa sanka HADHAGAALA ii tagay xanaaq tardii laakiin markii dambee saw anagaa heeshiinay wiilka YAB :D :D

aar hablahayaaga iyaa sida MIMI uun nooga wada dhiga waa geesiyaad.

MIMIYEY aado halgan adaa laga sugi in aad wax ku soo qortiid :


http:/www.siiti.net


aado soo camiraa sida Djibnet oo kale


anaa abaahaygii
aado SITTI waa buurtaydi
yaax iminsaay dameerero ku arooriyey
marxaba aado
0

#10 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 29 mars 2009 - 10:18

Voir le messagemimi2005, le Sunday 29 March 2009, 10:07, dit :

yaax iminsaay dameerero ku arooriyey


kkkkkkkkkkkkkk aado caadi ma tihid =D> =D> =D> =D> =D>
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#11 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 mars 2009 - 10:20

Voir le messageXEER, le Sunday 29 March 2009, 10:10, dit :

kkkkkkkkkkkkkk aado caadi ma tihid =D> =D> =D> =D> =D>


XEER aado kekeke duna iyo ilkahan waaweeyn eed soo dhigi
yaax ilkahan dameeraha le' eg aado miyaad fiqfiqatid yaax
0

#12 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 29 mars 2009 - 10:24

Voir le messagemimi2005, le Sunday 29 March 2009, 10:12, dit :

XEER aado kekeke duna iyo ilkahan waaweeyn eed soo dhigi
yaax ilkahan dameeraha le' eg aado miyaad fiqfiqatid yaax



aado ilkahaygu waa nadaac sida midi afkeed laakiin kuwaa dameer ha igaa sugi waa kuside saw adigaa QOTII ilaa xeraa gashay
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#13 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 mars 2009 - 10:43

Voir le messageXEER, le Sunday 29 March 2009, 10:16, dit :

aado ilkahaygu waa nadaac sida midi afkeed laakiin kuwaa dameer ha igaa sugi waa kuside saw adigaa QOTII ilaa xeraa gashay


:lol: waxaad i xasuusisay
Boqornimo ma xasisheen oo buus ma gurateen eh
qadaad waynoow :D qotaawad gali lahayd
0

#14 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 mars 2009 - 11:10

Voir le messageXEER, le Sunday 29 March 2009, 10:03, dit :

yaaaax aado MIMI waa runtaa oo markii horaa sanka HADHAGAALA ii tagay xanaaq tardii laakiin markii dambee saw anagaa heeshiinay wiilka YAB :D :D

aar hablahayaaga iyaa sida MIMI uun nooga wada dhiga waa geesiyaad.

MIMIYEY aado halgan adaa laga sugi in aad wax ku soo qortiid :


http://www.siiti.net


aado soo camiraa sida Djibnet oo kale


Thanks XEER Je suis entrain de nager dans le site ( dhaqan section) en quete d un geeljireh :D
Thanks again
0

#15 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 29 mars 2009 - 12:14

Voir le messageXEER, le Sunday 29 March 2009, 10:03, dit :

yaaaax aado MIMI waa runtaa oo markii horaa sanka HADHAGAALA ii tagay xanaaq tardii laakiin markii dambee saw anagaa heeshiinay wiilka YAB :D :D

aar hablahayaaga iyaa sida MIMI uun nooga wada dhiga waa geesiyaad.

MIMIYEY aado halgan adaa laga sugi in aad wax ku soo qortiid :


http://www.siiti.net


aado soo camiraa sida Djibnet oo kale


yaax balaayo kumaa qaado
ma xeero faaruqo oo alalax a' baad ii dirtay
djbtalk forum en construction kulaha
aado luguyo badanida
wax gafuurka hangol :D kaala dhaca ayaad ku ficnayd Allow
waliba IOG oo shamiish gola wayn sita
ayaa igaga soo booday
Subxaan

Ce message a été modifié par mimi2005 - 29 mars 2009 - 12:17 .

0

Partager ce sujet :


  • (3 Pages)
  • +
  • 1
  • 2
  • 3
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet