djibnet.com: Luqada Afsoomaaliga - djibnet.com

Aller au contenu

  • (7 Pages)
  • +
  • « Première
  • 5
  • 6
  • 7
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Luqada Afsoomaaliga afkeena hoyoo aa labartoo dhalintaa jabuutiyeey iyo anikubaa Noter : -----

#91 L'utilisateur est hors-ligne   van.dj Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
74
Inscrit :
11-février 09

Posté 09 avril 2009 - 03:55

MIMI2005 ragii casriga wax ka sheegtaye
ee dumarkana wax ka dhee
0

#92 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 09 avril 2009 - 08:38

:angry: :angry:

gabdhihii waxay leeyihiin
ragii gododley noqdeen
iyagaa goobta xun na dhigay
galabtii walba waa aroos
galbisna uma baahanee
gabley shimbir bey tuntaa
guurkii sidii geed ma dhadhay
gayaankii miyuu goblamay
ala gayaankiii muxuu goblamay

gabdhihii waxay leeyihiin
giniyo lacag baan rabnaa
gamcaha kaan sudhi lahayn
luqunta kaan gashan lahayn
diric xariiriyo
garbasaar aan la iisban karin
gaadhi aan waligii la arag
xogayaga ku shaqaysanaan
kolkii aan soo ibsaneyayaan ragii jaadcune
ku nacnayey!


Sidaa beey leeyihiin.

Tolow maxay ragii ku jawabi doonaaan waa xujeeeeeeeeeeeee! :P :P
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#93 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 09 avril 2009 - 08:59

Voir le messagesaxarla, le Thursday 9 April 2009, 20:30, dit :

:angry: :angry:

[b]

Tolow maxay ragii ku jawabi doonaaan waa xujeeeeeeeeeeeee! :P :P



aado sidan xujo maahaa ee waa saleelo

ee bal warka igaa dhageysoo:

qisadiyo u jeedadu ma is qaaliyaynbaa taarikh qudha ma qaadnaa haddaad qalaad u fahaanteen

miyaan idin qasbaynaa :P :P :P :P :P
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#94 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 09 avril 2009 - 09:19

Voir le messageXEER, le Thursday 9 April 2009, 21:51, dit :

aado sidan xujo maahaa ee waa saleelo

ee bal warka igaa dhageysoo:

qisadiyo u jeedadu ma is qaaliyaynbaa taarikh qudha ma qaadnaa haddaad qalaad u fahaanteen

miyaan idin qasbaynaa :P :P :P :P :P



Hadeydaan jaadka iska deey dariiq aad nalaqadaan waa calaacal timalee canka buuxso waligaaaaaaa. AHAAHAAAA! :P
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#95 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 09 avril 2009 - 09:27

Voir le messagesaxarla, le Thursday 9 April 2009, 21:11, dit :

Hadeydaan jaadka iska deey dariiq aad nalaqadaan waa calaacal timalee canka buuxso waligaaaaaaa. AHAAHAAAA! :P


inaan yahay dambabtoo runtii waad ka durugtee idaad labadaa caydhood labalaabanaysaan bal

fariidad yahay sami ma idinka ma idinka dacwiyi karaa :D :D :D :D
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#96 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 09 avril 2009 - 09:35

Voir le messageXEER, le Thursday 9 April 2009, 22:19, dit :

inaan yahay dambabtoo runtii waad ka durugtee idaad labadaa caydhood labalaabanaysaan bal

fariidad yahay sami ma idinka ma idinka dacwiyi karaa :D :D :D :D


Sida wariyaha RFI wiilkan soo hadalayow jaadka fikrad iyo raganimo malagu dayeey.

Walee caawa waa la'isku madhan! helebeley :P :P :P :P
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#97 L'utilisateur est hors-ligne   Dulmar Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
591
Inscrit :
20-décembre 06

Posté 13 avril 2009 - 05:41

Voir le messagesaxarla, le Thursday 9 April 2009, 21:27, dit :

Sida wariyaha RFI wiilkan soo hadalayow jaadka fikrad iyo raganimo malagu dayeey.

Walee caawa waa la'isku madhan! helebeley :P :P :P :P


:o Maa diriin dir baa lala dagalaami!!!!!!!!! :blink: Sarxala meel baad nagaga dhadey!!!!!!!!! :P



Au nom d´Allah, le Tout Miséricordieux, le Très Miséricordieux.

1. Dis: "Il est Allah, Unique.
2. Allah, Le Seul à être imploré pour ce que nous désirons.
3. Il n´a jamais engendré, n´a pas été engendré non plus.
4. Et nul n´est égal à Lui". Sourate.112 V.1&4

2.136 Dites: "Nous croyons en Allah et en ce qu´on nous a révélé, et en ce qu´on n´a fait descendre vers Abraham et Ismaël et Isaac et Jacob et les Tribus, et en ce qui a été donné à Moïse et à Jésus, et en ce qui a été donné aux prophètes, venant de leur Seigneur: nous ne faisons aucune distinction entre eux. Et à Lui nous sommes Soumis". Sourate Al-Baqara V.136

3.53 Seigneur! Nous avons cru à ce que Tu as fait descendre et suivi le messager. Inscris-nous donc parmi ceux qui témoignent".
1. Ceux qui témoignent: qu'il n'y a pas d'autres divinités à part Allah et que Muhammad(pbAsl) est le Messager d'Allah.
2. Ceux qui témoignent: qu'Allah est Unique Issa(Jésus)(Alehi Salam) est un Prophete.

47.7 Ô vous qui croyez! si vous faites triompher (la cause d´) Allah, Il vous fera triompher et raffermira vos pas. Sourat Muhammad V.7

Dieu le Très-Haut dit: "Tu jouis certainemet(Ô Mohammad) d'une très grande moralité"
Chapitre 68- V.4
0

Partager ce sujet :


  • (7 Pages)
  • +
  • « Première
  • 5
  • 6
  • 7
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet