djibnet.com: Luqada Afsoomaaliga - djibnet.com

Aller au contenu

  • (7 Pages)
  • +
  • « Première
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • 7
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Luqada Afsoomaaliga afkeena hoyoo aa labartoo dhalintaa jabuutiyeey iyo anikubaa Noter : -----

#61 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 01 avril 2009 - 08:22

Voir le messagesimaneslam, le Wednesday 1 April 2009, 19:45, dit :

salam xeer,
ca , c'est facile!!

c'est la meme différence chez les humains ,
on dit irgac quand il est petit male et orgi, quand il grandit et devient jeune male comme un adolescent looooool


Simane saylaamo genyaley aaway
Xeerow simane inteed ka riday..
tu te debrouilles pas mal ma cherie
sois prete car tu prendras la releve
hilinkaad martay ku joog
oo abidkaa haka leexan
dhaqankaaga ku faan oo haka faanin
je t embrasse -_-
0

#62 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 01 avril 2009 - 08:31

Voir le messageXEER, le Wednesday 1 April 2009, 19:40, dit :

aar wixii rag ahaa ee meeshaan buux dhaafshay miyey igaa difaacan MIMI iyo SAXALAA saw kuwaan hilfaa ii qaadaay.

habloow bal waxaad ii soo sheegtaan waxay ku kala duwaan yihiin=ORGI iyo IRGAC, WAXAR iyo

CEESAAN,DIBI iyo SANKE,AWR iyo KORON,NEYL iyo BARAR, NAYL iyo SABEEN, NIRIIG iyo QAALIN

NIRIG iyo KURBAC, WEEYL iyo QAALIN shaqaa wanaagsan XAAWALEEYEY :D :D :D


Xeeroow bala kuma raacdo aado
caawo dhulka igu khashiftay...
orgi gartay irgac waa cunugiisa miya?
ceesantuuna waa waxar waynaatey oo ugub(vierge)
sanke iyo koron :blink: ado kuwaas diwaankayga kuma jiran
neyl(nin) cunuga laxda baraar waa neyl wayn
nayl ( nag yar :D ) sabeen ( ugub)
nirig cunuga hasha aalin( nugub)

weyl c est pour les chameaux ou les vaches? tu donnes 2 significations
0

#63 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 02 avril 2009 - 10:41

Voir le messageXEER, le Wednesday 1 April 2009, 20:40, dit :

aar wixii rag ahaa ee meeshaan buux dhaafshay miyey igaa difaacan MIMI iyo SAXALAA saw kuwaan hilfaa ii qaadaay.

habloow bal waxaad ii soo sheegtaan waxay ku kala duwaan yihiin=ORGI iyo IRGAC, WAXAR iyo

CEESAAN,DIBI iyo SANKE,AWR iyo KORON,NEYL iyo BARAR, NAYL iyo SABEEN, NIRIIG iyo QAALIN

NIRIG iyo KURBAC, WEEYL iyo QAALIN shaqaa wanaagsan XAAWALEEYEY :D :D :D


Irgac ?

Orgi=labka rida

Waxar=ilmaha rida

Sabeen = lax aan wali curan

Ceesaan=ri wali curan

Dibi=labka saca

Wayl =ilmaha saca

Sange=labka faraska

Awr=labka hasha

Koran= awr aan wali la' layyin( peut etre)

Qalin=awr da'yar mais waa la'raraa

Nirig=ilamaha hasha

Kurbac=ilamaha lab ee hasha

Baraar= adhiga dhasiisa

J'attend la correction . ;)
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#64 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 02 avril 2009 - 05:11

Voir le messagesaxarla, le Thursday 2 April 2009, 10:33, dit :

Irgac ? waa orgi dhayla ah= irgac yar igaa iibi ma maqli jirin miyaa?

Orgi=labka rida

Waxar=ilmaha rida

Sabeen = lax aan wali curan

Ceesaan=ri wali curan

Dibi=labka saca

Wayl =ilmaha saca

Sange=labka faraska= Saxarlaa bal ku soo celi :angry: SANKEE WAA DIBI oo ah kuwaa saca rimiiya waayo waxaa jiraa dibi la tumay oo aan waxbaa rimiin karayn(QOMLE) alaa maxaan lo, raacay :D :D :D

Awr=labka hasha

Koran= awr aan wali la' layyin( peut etre) sax aado

Qalin=awr da'yar mais waa la'raraa

Nirig=ilamaha hasha

Kurbac=ilamaha lab ee hasha

Baraar= adhiga dhasiisa= alaa maxay adhi ka dhaliisay :(( :((

J'attend la correction . ;)

Ce message a été modifié par XEER - 02 avril 2009 - 05:19 .

XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#65 L'utilisateur est hors-ligne   van.dj Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
74
Inscrit :
11-février 09

Posté 02 avril 2009 - 05:14

.ayaa garan OK oo afsoomaali ah:
.iyo AGENDA:
.iyo GLOBALISATON:
.iyo site
.iyo attention
.iyo axe
.iyo ambulance
.iyo mobilisation
0

#66 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 02 avril 2009 - 05:25

Voir le messagevan.dj, le Thursday 2 April 2009, 17:06, dit :

.ayaa garan OK oo afsoomaali ah:
.iyo AGENDA:
.iyo GLOBALISATON:
.iyo site
.iyo attention
.iyo axe
.iyo ambulance
.iyo mobilisation



mobilisation..dhiiri galin?

kuwakaleeto tuUladayada ma suu gaadhin aado
ambulance...warxun side :)

Xeer SOS

Ce message a été modifié par mimi2005 - 02 avril 2009 - 05:25 .

0

#67 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 02 avril 2009 - 05:25

Voir le messagevan.dj, le Thursday 2 April 2009, 17:06, dit :

.ayaa garan OK oo afsoomaali ah:=
.iyo AGENDA:
.iyo GLOBALISATON:
.iyo site=bog
.iyo attention
.iyo axe
.iyo ambulance
.iyo mobilisation


OK= WAA YAHAY

AGENDA:QORSHA HAWLEED

GLOBALISATION:CAROO EDEEGAYN

ATTENTION:ISJIR

AXE:TIIR

AMBULANCE:GURMAAD

MOBILISATION:ABAABUL

Ce message a été modifié par XEER - 02 avril 2009 - 05:50 .

XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#68 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 02 avril 2009 - 06:45

Voir le messageXEER, le Thursday 2 April 2009, 17:17, dit :

OK= WAA YAHAY

AGENDA:QORSHA HAWLEED

GLOBALISATION:CAROO EDEEGAYN

ATTENTION:ISJIR

AXE:TIIR

AMBULANCE:GURMAAD

MOBILISATION:ABAABUL


Xeer aado es tu un dico ambulant?..sidanu si maahineeh ;)
0

#69 L'utilisateur est hors-ligne   agregé Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
357
Inscrit :
24-février 09

Posté 03 avril 2009 - 01:26

Voir le messagemimi2005, le Saturday 28 March 2009, 13:25, dit :

et voila les jours :

Koobin: Axad,
Lammin: Isniin,
Lamtoka: Salaasa,
Koodaar: Arbaca,
Hakisa: Khamiis,
Hakis-bila: Jimce,
Soo-roga: Sabti,

INAALILAAH quand j etais petite je jouais avec ces mots...sans savoir vraiment que c etait les jours de la semaine
waa la dhiidhiibsan jiray c etait just comme boulouf boulouf..
j ai croise ceci dans l internet..sans toi Saxarla je n allais jamais savoir

y a de quoi elargir so vocabulaire:

Gelinka Hore wuxu u sii kala baxaa:

Arooryo: saacad badhkeed ka dib markay cadceeddu soo baxdo,

Barqo-yar: Arooryo ilaa 8.30 saacadood,
Xiksin: 8.30 – 9.30,
Barqo-kulul: 9.30 – 10.30,
Hadh-soo-kor: 10.30 – 11.30,
Hadh: 11.30 – 12.30.

Gelinka Danbe wuxu u sii kala baxaa:

Duhur: 12.30 – 14.00,
Duhur dabadii: 14.00 – 15.00,
Casar dheer: 15.00 – 15.30,
Casar: 15.30 – 16.30,
Casar gaaban: 16.30 – 18.00,
Maqrib: 18.00 – 18.30,

Habeenku wuxu isna u kala baxaa: Gelin Hore iyo Gelin Danbe:

Gelinka Hore:

Fiid: 18.30 – 19.30,
Caweys: 19.30 – 21.30,
Saq dhexe: 21.30 – 02.00,

Gelinka Danbe:


Jiidh: (Dawn),
Arooryo Hore: Cadceed soo-baxa ka hor,
Waaberi: Sagalka cadceed soo-baxa ka soo horreeya,
Arooryo: 06.00 – 06.30

"Salaasa" c'est pas toi qui disait Salaasa=talaado ???????????????????
Z
0

#70 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 03 avril 2009 - 03:17

Voir le messageagregé, le Friday 3 April 2009, 1:18, dit :

"Salaasa" c'est pas toi qui disait Salaasa=talaado ???????????????????


agrege aado j ai tire ca de l internet..et c est un mot totalement integre, que l auteur du post a voulu peut etre utilise.dans ce contexte ..
salaaso vient du mot talata 3 en arabe
let me break it down for you:

1..waaxid...Axad...dimanche
2..itniin......Isniin..lundi
3..talaata....salaasa..mardi
4..arbaca....arbaco..mercredi
5..khamsa..khamiis...jeudi
6..tisca.......jimce......vendredi
7..sabca.....sabti........samedi

ces mots ont subit une legere transformation
(due lors de l integration dans nos langues respectives..) a part vendredi...
Muslin, aado Jimce ne s applique pas a cette theorie..as tu une autre explication?

Ce message a été modifié par mimi2005 - 03 avril 2009 - 03:18 .

0

#71 L'utilisateur est hors-ligne   van.dj Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
74
Inscrit :
11-février 09

Posté 03 avril 2009 - 01:56

Ok: hagaag
AGENDA:xasuus-qor
GLOBALISATON:caro-edegeeyn
site internet:boga-internetka
attention:dhugmo
axe:jidib
ambulance:bugaanqaad
mobilisation:kiin

Ce message a été modifié par van.dj - 03 avril 2009 - 01:58 .

0

#72 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 03 avril 2009 - 01:58

Sange pour moi , waa geenyada nin keeda,SANGE (avec un G)

SANKE (avec un k) je ne le connaissais pas donc je te crois mon prof (dibi aan dhufaanmeyn)
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#73 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 03 avril 2009 - 07:38

Voir le messagevan.dj, le Friday 3 April 2009, 13:48, dit :

Ok: hagaag
AGENDA:xasuus-qor
GLOBALISATON:caro-edegeeyn
site internet:boga-internetka
attention:dhugmo
axe:jidib
ambulance:bugaanqaad
mobilisation:kiin



aado salaan gudoon,

all right=miyay hagaag ahayn :( :(

Agenda=xasuus qor (aar ismaleh aado)

Attention= dhugmo (walii ma maqal ee noo yaraa jilcii)

Mobilisation= KIIN :angry: :angry: :angry: waar ma turubbaan ciyaaraynaa?

axe du mal= muxuu u jeeday iblayskii INAA George Bush(waxaan u fahmay tiirashi xumaantaa)

Ce message a été modifié par XEER - 03 avril 2009 - 07:41 .

XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#74 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 03 avril 2009 - 07:53

Voir le messagesaxarla, le Friday 3 April 2009, 13:50, dit :

Sange pour moi , waa geenyada nin keeda,SANGE (avec un G)

SANKE (avec un k) je ne le connaissais pas donc je te crois mon prof (dibi aan dhufaanmeyn)


aado Saxarlaa aanu wixii aan maqlay ama aan arkay uunbaan sheegayaa laakiin haddaan runtaa ku waramo GEENYO waxaan moodayay FARAS dhidig YAAA RABII aar saw anigaa gacan galay :lol: :lol:

Mida kalee dee eeriga DIBI: waan islaa garaanay laakiin waxaa jiraa DIBI yar iyo mid weyn marka dibigaa weyn haddii la dhufaano ama la tumo waxaa la yidha=QOMBLE SANGANAA MA NOQON KARO

MARKA SANKE WAA DIBIGAA LO,DA QOODHA LOOGU DARO (alaa maxaan lo, xergeeyeey) B) B)
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#75 L'utilisateur est hors-ligne   mimi2005 Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 327
Inscrit :
03-octobre 05
Gender:
Male

Posté 04 avril 2009 - 08:42

Voir le messageXEER, le Friday 3 April 2009, 19:30, dit :

aado salaan gudoon,

all right=miyay hagaag ahayn :( :(

Agenda=xasuus qor (aar ismaleh aado)

Attention= dhugmo (walii ma maqal ee noo yaraa jilcii)

Mobilisation= KIIN :angry: :angry: :angry: waar ma turubbaan ciyaaraynaa?

axe du mal= muxuu u jeeday iblayskii INAA George Bush(waxaan u fahmay tiirashi xumaantaa)

AAdo ma bariideen Xeeroow...
Dhugmo Qaamuus mardanbu soo galay malbo aado
aniguba ma malqin.
axe: kind of udub dheexaad maaha??
Kiin waa ii kow, saaxiibkeen Fan dj baa i noo micneeyn
0

Partager ce sujet :


  • (7 Pages)
  • +
  • « Première
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • 7
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet