- (7 Pages)
-
- « Première
- ←
- 2
- 3
- 4
- 5
- 6
- →
- Dernière »
Luqada Afsoomaaliga afkeena hoyoo aa labartoo dhalintaa jabuutiyeey iyo anikubaa
#46
Posté 30 mars 2009 - 06:32
Dadkaan wada dhalanayow
Dadkaan isku dhiiga ahaynow
Dadkaan isku diinta ahaynow
Dadkaan isku nabiga ahaynow
Dadkaan isku dalka ahaynow
Dadkaan isku sinjiga ahaynow
dadkaykow dalkeykow
dalkaykow dalkakow
Intan dambe dalkeeni
Waxaa yimid balo iyo war sheydaan
Wax dadkii wada dhashay kala geen
Oo dadka qaar guntimo ku xidhi
Oo dadka qaar xajiimeyn
Oo badhna madaxa u salaaxi
Oo xanuun umada ku taglaali
Waxaan dhabtii ku rajo weyn ahay
Inay dhammaan dadka reer jabuuti
Ay badhaadhe nabadiyo caano
Aynu ku wada noolaano
insi iyo jiniba
dadiyo dugaag
Aabo iyo hooyo
Ardayga iyo macalinkiisa
Maamulaha iyo ka lamaamulo
Caskariga iyo sarkaalkiisa
Ka wax gada iyo ka kagata
Hadal lama dhamayn karo
Ee murtidu waxay tidhi
Nabad wax laku doorsado lawaa
ee yaan lasiideyn
saasa dhaxalkii aabaysheena
Saasa hurumar ah
Saasa dali horey uku socda
Saasay bulsho ku taranta
Saasu wiil ku dhasha.
#47
Posté 30 mars 2009 - 08:27
et ca suit un calendrier lunaire DE 365 JOURS me semble t'il . A suivre...
[*]Dago [dadka qaarkood Sako dhahaan]
[*]Bildhurohore [Miira] SAFAR NA WAA LA YIDHAA!
[*]Bildhurodambe [Mowliid]
[*]Rajalhore [Maalmadoone]
[*]Rajaldhexe [Bandhexe]
[*]Rajaldambe [Bandambe]
[*]Sabuux
[*]Waaberis [Soondheere/Gasayar]
[*]Soon
[*]Soonfur
[*]Sidataal
[*]Carafo
[/quote]
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
#48
Posté 30 mars 2009 - 08:39
van.dj, le Monday 30 March 2009, 17:05, dit :
Saxarla subax wanaagsan maku waaberisatay.
Jiifkiyo sariirta kor intaad uga boodey dadka dhinac ka raac miyaad istiri.
Hadda maalinkaaga sida qoraxda falaadho ma uyeeshey.
Biloygaba musgusha intood sibiq tiri ma iska rugtay habeenki ku dhaafay.
Dabadeed ma ku afurtay mid ay hooyo gacanteeda ku sameysay.
Iyodo jecel inaad maalinkaaga aad ku kuuleysato ood meel sare aad haybeysato.
Allahayow hooyo ifiyo aakhiro nabad iyo badhaadhe uku dhaaf .
Allahayow hooyo janada nabi maxamad daris ka yeel .


Waar van.dj miyaad ii gabyeeysaa aado !
Bal haye van.djyow an kaa gura eeeeeeeeeeee !
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
#49
Posté 30 mars 2009 - 08:48
saxarla, le Monday 30 March 2009, 20:19, dit :
et ca suit un calendrier lunaire DE 365 JOURS me semble t'il . A suivre...
[*]Dago [dadka qaarkood Sako dhahaan]
[*]Bildhurohore [Miira] SAFAR NA WAA LA YIDHAA!
[*]Bildhurodambe [Mowliid]
[*]Rajalhore [Maalmadoone]
[*]Rajaldhexe [Bandhexe]
[*]Rajaldambe [Bandambe]
[*]Sabuux
[*]Waaberis [Soondheere/Gasayar]
[*]Soon
[*]Soonfur
[*]Sidataal
[*]Carafo
Saxarlaa aado bilahan wali ma ilaa maqasheen?
Soon-weyne, soon-yare
Rajar, bil dhiig, sanbuux, jimcee barkhadle1 ,iyo jimcee barkhadle2
buluul weyne, iyo buluul yare, kodxin, bil safar, iyo walibaa bishaan 12 tobnaad oo ah ???? aar yaa ii caawiyaa




#50
Posté 30 mars 2009 - 08:59
Saxarlaa aado bilahan wali ma ilaa maqasheen?
Soon-weyne, soon-yare
Rajar, bil dhiig, sanbuux, jimcee barkhadle1 ,iyo jimcee barkhadle2
buluul weyne, iyo buluul yare, kodxin, bil safar, iyo walibaa bishaan 12 tobnaad oo ah ???? aar yaa ii caawiyaa






Aarya waa ninka wax laaqayaa, aar meesha durdurada kada oo orod hali soomaal, oo gorfo xoorle dadka u keen, bal in dhawayd ciid dacar baxday ma jirte.
Exercices :Trouver le masculin et feminin des animaux domestiques et sauvages.
Bon courage.
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
#51
Posté 30 mars 2009 - 09:34
Allahayow hooyo janada nabi maxamad daris ka yeel .
[/quote]
Amiiiiiiin amiiiin amiin
Allahayow hooyo ifiyo aakhiro nabad iyo badhaadhe uku dhaaf
Allahayow hooyo janada nabi maxamad daris ka yeel
amiiin amiin amin
#53
Posté 30 mars 2009 - 11:55
#55
Posté 01 avril 2009 - 10:13
XEER, le Monday 30 March 2009, 20:40, dit :
Soon-weyne, soon-yare
Rajar, bil dhiig, sanbuux, jimcee barkhadle1 ,iyo jimcee barkhadle2
buluul weyne, iyo buluul yare, kodxin, bil safar, iyo walibaa bishaan 12 tobnaad oo ah ???? aar yaa ii caawiyaa




buluul weyne / buluul yare/kodxin/bil dhig / sabuux
Xeer kuwani somali officiel maaha
reer badiyeh ayaa isticmaala non?
#56
Posté 01 avril 2009 - 10:26
Exercices :Trouver le masculin et feminin des animaux domestiques et sauvages.
Bon courage.
[/quote]

Male Female Kids Troupeau
Libaax Gool Cagobaruur .......
Awr Hal Nirig Geel
Dibi Sac ...... Lo'
Wan Lax ..... Adhi
Ri' Orgi Waxar ......
A suivre
Feel free to complete the list.
Ce message a été modifié par mimi2005 - 01 avril 2009 - 10:28 .
#58
Posté 01 avril 2009 - 01:45
http://www.youtube.c...h?v=cB5lWaIwm38
http://www.youtube.c...h?v=B4yLKAcdMsY
#59
Posté 01 avril 2009 - 03:35
simaneslam, le Wednesday 1 April 2009, 14:10, dit :
salaanta kadib!!
comme on Mimi adhi , c'est l'ensemble des riyo(ri' et orgi) iyo idaha(wan ,lax)
après j'ai oublié looooooooooool
Waa run simaneslam (ADHI waa riyo iyo idaha)
Idaha= wan,lax, sabeen ,nayl iyo (sumal, n'est castré)
Riyo= ri', ceesaan,orgi iyo le bébé ri'... ?
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
#60
Posté 01 avril 2009 - 07:48
mimi2005, le Wednesday 1 April 2009, 10:18, dit :
Exercices :Trouver le masculin et feminin des animaux domestiques et sauvages.
Bon courage.

Male Female Kids Troupeau
Libaax Gool Cagobaruur .......
Awr Hal Nirig Geel
Dibi Sac ...... Lo'
Wan Lax ..... Adhi
Ri' Orgi Waxar ......
A suivre
Feel free to complete the list.
aar wixii rag ahaa ee meeshaan buux dhaafshay miyey igaa difaacan MIMI iyo SAXALAA saw kuwaan hilfaa ii qaadaay.
habloow bal waxaad ii soo sheegtaan waxay ku kala duwaan yihiin=ORGI iyo IRGAC, WAXAR iyo
CEESAAN,DIBI iyo SANKE,AWR iyo KORON,NEYL iyo BARAR, NAYL iyo SABEEN, NIRIIG iyo QAALIN
NIRIG iyo KURBAC, WEEYL iyo QAALIN shaqaa wanaagsan XAAWALEEYEY



Partager ce sujet :
- (7 Pages)
-
- « Première
- ←
- 2
- 3
- 4
- 5
- 6
- →
- Dernière »