van.dj, le Friday 27 March 2009, 18:37, dit :
Dareema waxaan macnayntiisa kalmaduhu ay igaba
Lumaan oo sida wiil gabadh aad iyo aad u jecel oo
Mudo sanad iyo dheeraad aan arag oy ortiisa ay isasoo
Taagtay oo markuu lahadal is idhi hadalkuba ka lumay.
Intaas waxaan uga wadaa makaan afkayga hooyo wax ku
Qoro ayaan ka farxad badana markaan af kale amase afaf
Kale aan wax ku qoro
Idin kunaa sideed wax u aragtaan inta afsoomaaliga
Ku hadashaay
Dhammaantiin waad wada salaamtihiin
Anigu inta aan kuhadlayo ama aan akhriyayo sibana SUUGAANTA ama aan dhageysanayo waan jiboodaa oo waxaan mooda in aan janadi dhexjogo. Inta badan waxaan idinka aheyn kuma hadlo afsomaali iyo telefanfa mooyee.
