djibnet.com: Jamhuuriyadda Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga Somaliland Ka Dhex Guu - djibnet.com

Aller au contenu

Page 1 sur 1
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Jamhuuriyadda Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga Somaliland Ka Dhex Guu Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   Lazboy Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
87
Inscrit :
04-août 08
Location:
UK

Posté 26 novembre 2008 - 02:22

Jamhuuriyadda Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga Somaliland ka dhex guuxayo

Image IPB
Masuul ka tirsan dawladda Djibouti, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dawladooda ka dhex guuxayo
aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. La taliyaha Madaxweynaha Djibouti Md. Xaashi Cabdillaahi, oo ka mid ahaa weftigii uu hoggaaminayay wasiirka maaliyada ee Djibouti oo doraad ku laabtay dalkooda, ayaa kulan qado ah oo ay xubno ka tirsan xukuumadda Somaliland ugu sameeyeen magaalada Hargeysa ka hor intii aanay bixin, waxa uu ka sheegay in dawladda Djibouti hadda ka fikirayso sidii ay wax ula qaban lahayd dawladda iyo shacabka Somaliland, “Laba dal [Somaliland iyo Djibouti] waa laba dal oo walaalo ah oo ay ooddu u kala rogantahay, wixii taas qabsadaana tana way qabsanayaan.” Ayuu yidhi la taliyaha Madaxweynaha Djibouti, waxaanu intaas raaciyay, “Annagu waanu ogayn in aanu walaalo nahay, idinkuna waad ogtihiin, Madaxweynihiinii, wasiiradiinii, madaxdiinii waanu wada aragnay, waanay ka muuqataa, maanta labadii gacmood ee is diidanaa ayaa is waafaqay, waa midigtii iyo bidixdii uun.” La taliyaha Madaxweynaha Djibouti, waxa uu kulankaas ka sheegay inuu xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti sii socon doono, isaga oo ku dhawaaqay in aqoonsiga Somaliland ka dhex guuxayo dawladooda, “Intan inooguma joogayso ee waa la is arakayaa, waanu ka fikiraynaa imika, awal kamaanu fikiri jirine, bal Somali sidaanu isla yeelaynaba, Somaliland iyo ictiraafkeeda, ammuurahaasina way naga dhex guuxayaan, wax noo bilaabmay weeyaan, way biyo dhigi, in ubaxaasi dilaaci doono dhawaan ayaan filayaa, rajadaasi maaha rajo xun maante, waanu idiin sii qadimaynaaye idinkuna intaa ku seexda.” Ayuu yidhi la taliyaha Madaxweynaha Djibouti. Hadalkan yididiilada geliyay shacabka Somaliland, ayaa ah kii u horeeyay ee noociisa ah ee uu ku dhawaaqo masuul ka tirsan dawlad Afrikaan ah oo weliba ka mid ah dawladaha gobolka Geeska Afrika, waxaanu dhawaaqani ka turjumayaa xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti, oo muddooyinkii u dambeeyay soo kobcayay. Dhinaca kale intii aanay weftigu ka baqoolin Hargeysa, waxa ay kulan xarunta Madaxtooyada kula yeesheen Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, waxa ay kawada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa dhinacyada Nabad gelyada , Dhaqaalaha , waxana Wasiirka Maaliyada ee Jabuuti uu Madaxweynaha iyo shacbiga reer Somaliland gaadhsiiyay dhambaal taageero iyo tacsi ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo uu kaga tacsiyadaynayay dhacdadii waxshinimada ee argagaxisadu ay ka fulisay caasimada Hargeysa. Geeska
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   hassan med Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 251
Inscrit :
25-juillet 06
Gender:
Male
Location:
Et ouiiiiiiii Djibouti Ville

Posté 26 novembre 2008 - 04:07

Voir le messageLazboy, le Tuesday 25 November 2008, 22:14, dit :

Et ouiii on savait ca , que le destin de cet pays depend de nous :P
[size="6"]
Je reviendrai un des jours dans le forum si Dieu le voudra . Je m'absenterai pour un moment et je vous salue tous et toutes . Gardez vos peches. Merci. www.hassan-med.over-blog.com
[/size]
0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   Lazboy Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
87
Inscrit :
04-août 08
Location:
UK

Posté 28 novembre 2008 - 05:23

Voir le messagehassan med, le Wednesday 26 November 2008, 7:59, dit :

Et ouiii on savait ca , que le destin de cet pays depend de nous :P

HARGEISA, Somaliland -A delegation from Djibouti has promised to give extra consideration towards recognizing Somaliland as a nation state.
Mr. Hashi Abdilahi, special advisor to President Ismail Omar Guelleh, said: “After the terrorist attacks [in Somaliland] we will think of what they can do about unstable Somalia, which they have spent time and energy on dealing with for so long, but is still suffering without a stable and committed government.”
The advisor, who was part of the delegation that spent two days in Hargeisa, added: “We will definitely work closely with Somaliland no matter what other Somalis will feel, but I am not going to say things in advance; you Somalilanders must wait, bearing in mind that we [Djibouti] are considering the case for independence.”
The delegation was led by the finance minister of Djibouti Minister, Ali Farah Asowe. He gave an exclusive interview with the SSI and mentioned that the main aim of their trip was opening the third largest French private bank, which will be coming to Hargeisa in January 2009.
He also briefly talked about how the high prices of food and oil affected their preparations for next year’s budget.
He said: “It slowed down the usual thinking of the preparations, but we have all the funds from the IMF, the World Bank, the AU, the EU, and so on.
I think Somaliland, which is not getting such assistance, and also had the disaster of the terror attacks, should be a role model to the Djibouti government and its people who lost their will towards doing things for themselves and instead wait for international community’s assistance.”
The minister of finance of Somaliland, Ambassador. Awil Ali Duale, who organized the visit, said: “We are from Africa, specifically the Horn, and we welcome all our neighbours.”
The Somaliland delegation will go to Djibouti on December 7 to open trade offices in both countries and the bank will come soon after that meeting.
The President of Somaliland Dahir Rayaale Kahin held talks on the last day of the delegation’s visit and thanked them for offering their sympathy on Somaliland’s black day.
He also thanked them for all the other support they had given and said he hoped the countries would continue to co-operate.•
0

#4 L'utilisateur est hors-ligne   B BARDOT Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
91
Inscrit :
06-septembre 04

Posté 28 novembre 2008 - 05:34

Voir le messageLazboy, le Friday 28 November 2008, 17:15, dit :

Bravo petit,

Quoique tu es tribaliste t'es pas si mauvais bougre au fond :D
0

Partager ce sujet :