Shirkada Dahabshiil oo kaashanaysa wadashaqaynta ka dhaxaysa shirkada caalamiga ah ee Coinstar ayaa haatan si rasmi ah uga bilwday adeegii lacag dirista dalalka France, Ireland iyo Belguim.
Marka si sahlan ayaad maanta lacagta ugu dirsan kartaa xafiisyada shirkada Coinstar ku leedahay dalalka France, Ireland iyo Belguim.
Italy haddaad joogto shirkada caalamiga ah ee Safi Financial Services ayaa iyana haatan wakiil uga ah shirkada Dhabshiil dalkaasi.
Faahfaahin dheerad ah waydii Telefoonada hoose France iyo Bruxelles
France Coinstar Belgium Coinstar Italy
00 (0) 1 44 65 97 52
Agents: Paris, Le Havre (1), Nates (2), Rannes (3), Orlean (4), Bordeaux (5), Toulouse (6), Marseille (7), Lyon (8), Lille (9), Strasbourg (10)
00 (0) 32 24 14 49 277
Agents: Bruxelles (1), Antwerpen (2), Leuven (3), Gent (4), Kortijk (5), Liege (6), Verviers (7), Roeselare (8), Diest (9) SAFI Financial Services
00 (0) 39 04 23 63 93 21
Agents: Rome (1), Milano (2), Firenze (3), Torino (4), Brescia (5), Bologna (6)
XOG IYO ADEEG KALE
SI AAD U HESHO FAAHFAAHIN DHEERAAD AH IYO WALIBA ADEEGYADA DAHABSHIIL dahabshiil
Page 1 sur 1
Shirkada Dahabshiil oo bilwday adeegii lacag dirista dalalka France, Ireland iyo Belguim.
Partager ce sujet :
Page 1 sur 1