djibnet.com: Mahmaah - djibnet.com

Aller au contenu

  • (5 Pages)
  • +
  • « Première
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Mahmaah Noter : -----

#46 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 08 février 2008 - 11:16

Voir le messageXEER, le Thursday 7 February 2008, 21:40, dit :

Naago yaryarasi maleh

Naagii kun nin way la sheekaysataa kawna way ka guursataa

Naagii ninkay legedo kama kacdo

Naago iyo riyabaa diiftaay ayey isku eryaadaan

Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo ee wax loo hayaa lagu dhaqaa

Naago nimaan maddaxooga mijaha u rogin nin ma moodaan ;) ;) ;) Ma runbaa?


Inan baa nin ka da' wayn oo muruq iyo xoog wayn guursatay,markay waxogaa is qabeen ayay inan tii

hooyadeed u tag oo ay u waraantay oo waxay tidhi nin kuu ima taban;hoyadeed waxay gabadhi kula

talisay inta ay uu soo dhibtay disti yar ;naa neef adhi ah qaal oo dhamaanti hilibka dharigaa yar ku gur!


Waxa soo hoyday ninki oo arkay naagtiisi oo disti yar ku khasbaysa sii uu hilibku u wada galo.

Naa waa ku sidee maqadayo dharigu hilibka ee ka daa! ayuu nin kiii yidhi.

Waxay ugu jawaabtay: DHARI IYO NAGO TOONA YARYARAYSI MA LE!
:P
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#47 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 08 février 2008 - 09:17

Voir le messagesaxarla, le Friday 8 February 2008, 9:16, dit :

Waxay ugu jawaabtay: DHARI IYO NAGO TOONA YARYARAYSI MA LE!
:P


waxaa kaloo la yidhahda:naag iyo xaarbaa yaryaraysi maleh oo looga jeedo in ay naagto ninka intuu doono ha leegadee iyaadna siday doonto ha muuq yaraatee ay af u ridi kaarto.
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#48 L'utilisateur est hors-ligne   djibguevara Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
412
Inscrit :
15-juin 07

Posté 23 février 2008 - 10:57

Voir le messageXEER, le Friday 8 February 2008, 21:17, dit :

waxaa kaloo la yidhahda:naag iyo xaarbaa yaryaraysi maleh oo looga jeedo in ay naagto ninka intuu doono ha leegadee iyaadna siday doonto ha muuq yaraatee ay af u ridi kaarto.


sxb xeer bal tane ila egg

hoday ane saxibo han jirnay allaha uu naxariste aya iga hodha jira
war djibgueyoy sadex reerr ha ka gursan
1-reer baan(une famille de renommée mauvaise)
2-reer bahan(une famille pauvre)
3-reer boghortootoya(une famille riche)

marka mida horee iyo mida dambe labada wanu ku hechinay oo dee wan isku fahanay lakine mida dhexe ayan iska diday oo waxan ku yidhi sxb dee gabadh rerkogu bahanyaha wax dhiba ka arki mayo.markassu igu yidhi warde rerrkoga ayumba cilays ku sari oo nolocha kugu dhibi waxa an ugu jawabay inta an karayo wan cawini rerrkoga wayo farxad ayay ka gaadi iyadu farxadeduna wa farxadaydi dee kalay adba kar sxbkay joh joh ayumbu igu jawabay.


mida kale ee so socota aya layable sxb faraga weyne ee dho xeyena inaka dhalinyaro iyo wayelkena
mar ayu iga yidhi war djibgueyo ma ku chega calamad kamida calamadaha aa ku garani gabadha aad gabhtid inay ku jecechahay? aaaah sxb i cheg ayumba ku gaylyay ,dee waka wa u igu jawabay wa yaabee:
"adiga oo mel fadhiya amba urda hadi ay ku garab timaado iyado u bahan chey ku garabyala lakine adigu cheygas iyo iyada ad uu dhaxaysid,markassay intay ku odhan lahayd qalbi cheyga i dhib candhada ku sarto ooy wixi ay uu bahnayd iska gadato ogoy waxba ka ma so ghadine.
deee wan yao waxan ku yidhi: dee sxb hadi ay candhada isarto dhib anigu uu ma arkayo wayo wa xaskaygui dee.
markassu igu yidhi: agli daran(naîf),dul dhigue(impuissant),makare jifoo(paresseux) .
yab darten ayan :( iska amoussa hadalki aya igu gudhay.
war dee bal ka warama sxbyal :lol:
"celui qui croit à ALLAH et au dernier jour,qu'il dit (écrit) des bonnes choses ou qu'il se taise"le prophète MAHOMET(psl)
"nous devons accepter de vivre africain,c'est la seule façon de vivre libre,de vivre digne"THOMAS SANKARA
0

#49 L'utilisateur est hors-ligne   jabutiane Icône

Groupe :
Membres
Messages :
2
Inscrit :
30-novembre 07

Posté 10 mars 2008 - 11:06

Voir le messagedjibguevara, le Saturday 23 February 2008, 19:57, dit :

sxb xeer bal tane ila egg

hoday ane saxibo han jirnay allaha uu naxariste aya iga hodha jira
war djibgueyoy sadex reerr ha ka gursan
1-reer baan(une famille de renommée mauvaise)
2-reer bahan(une famille pauvre)
3-reer boghortootoya(une famille riche)

marka mida horee iyo mida dambe labada wanu ku hechinay oo dee wan isku fahanay lakine mida dhexe ayan iska diday oo waxan ku yidhi sxb dee gabadh rerkogu bahanyaha wax dhiba ka arki mayo.markassu igu yidhi warde rerrkoga ayumba cilays ku sari oo nolocha kugu dhibi waxa an ugu jawabay inta an karayo wan cawini rerrkoga wayo farxad ayay ka gaadi iyadu farxadeduna wa farxadaydi dee kalay adba kar sxbkay joh joh ayumbu igu jawabay.
mida kale ee so socota aya layable sxb faraga weyne ee dho xeyena inaka dhalinyaro iyo wayelkena
mar ayu iga yidhi war djibgueyo ma ku chega calamad kamida calamadaha aa ku garani gabadha aad gabhtid inay ku jecechahay? aaaah sxb i cheg ayumba ku gaylyay ,dee waka wa u igu jawabay wa yaabee:
"adiga oo mel fadhiya amba urda hadi ay ku garab timaado iyado u bahan chey ku garabyala lakine adigu cheygas iyo iyada ad uu dhaxaysid,markassay intay ku odhan lahayd qalbi cheyga i dhib candhada ku sarto ooy wixi ay uu bahnayd iska gadato ogoy waxba ka ma so ghadine.
deee wan yao waxan ku yidhi: dee sxb hadi ay candhada isarto dhib anigu uu ma arkayo wayo wa xaskaygui dee.
markassu igu yidhi: agli daran(naîf),dul dhigue(impuissant),makare jifoo(paresseux) .
yab darten ayan :( iska amoussa hadalki aya igu gudhay.
war dee bal ka warama sxbyal :lol:



ceeb warya gabdhaha ka da aflagadada
:blink:
0

#50 L'utilisateur est hors-ligne   shaqlan Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
194
Inscrit :
26-août 07
Location:
mecca

Posté 16 mars 2008 - 01:59

hayaaaaaaaaaaay xageen tolow ku maqna marka sidataan la isku galayeey
niinki seexdu siici dibii dhalaay
xeerow adun ban meesha ka garan ee salaan
intiina kaleena wad salaman tihiin xaga hawsha ka wadaa
jecliyaa afkayga hooyo =D>
0

#51 L'utilisateur est hors-ligne   shaqlan Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
194
Inscrit :
26-août 07
Location:
mecca

Posté 17 mars 2008 - 03:46

sahal oo madax diiday wax sahlani ma hayaan
tolow kii slander xagu qabtay sowki isku haystay niin af somaliga dadka kaga wada badiiya :blink:
0

#52 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 18 mars 2008 - 04:39

Voir le messageshaqlan, le Monday 17 March 2008, 13:46, dit :

sahal oo madax diiday wax sahlani ma hayaan
tolow kii slander xagu qabtay sowki isku haystay niin af somaliga dadka kaga wada badiiya :blink:


Shaqlan salaan fiican iga hoo, barasha wanaagsan.

Hoyi waalo,hoyi waalo
soosoco siraaday
alla sidaado kale lawaayee
waar gabadha dayaay
raag bay geel dhalay utahayee... :D
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#53 L'utilisateur est hors-ligne   shaqlan Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
194
Inscrit :
26-août 07
Location:
mecca

Icône du message  Posté 18 mars 2008 - 11:33

Voir le messagesaxarla, le Tuesday 18 March 2008, 13:39, dit :

Shaqlan salaan fiican iga hoo, barasha wanaagsan.

Hoyi waalo,hoyi waalo
soosoco siraaday
alla sidaado kale lawaayee
waar gabadha dayaay
raag bay geel dhalay utahayee... :D

offffffffff caleeek waxasaa so dhawayn aah
saxaarla suubanay barasho wanagsaan wanaan ku salamay
0

#54 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 20 mars 2008 - 10:14

Voir le messageshaqlan, le Tuesday 18 March 2008, 21:33, dit :

offffffffff caleeek waxasaa so dhawayn aah
saxaarla suubanay barasho wanagsaan wanaan ku salamay


Cay looma dhinto
cadha lalama qaxo
caydh na loma dhaawacmo.

Dantaada iyo madaxaaga tona lagama boodo.
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#55 L'utilisateur est hors-ligne   une sista Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 125
Inscrit :
02-juin 03
Gender:
Female

Posté 26 mars 2008 - 01:35

Voir le messagesaxarla, le Thursday 20 March 2008, 19:14, dit :

Cay looma dhinto
cadha lalama qaxo
caydh na loma dhaawacmo.

Dantaada iyo madaxaaga tona lagama boodo.


cajiib saxarla inadeer bal sheykadaan coulous no macney???? way baa idhafssantahay runti j ai rien pige quoi B)

PS: j ai lu le reste des mahmaah waley aaf somaligi baa layskou dhafeyyyyyyy ici lol bal anaa aan so bandhigo le peu de proverbes somalis que je connais ss peu

Ce message a été modifié par une sista - 26 mars 2008 - 01:38 .

*Best Definition of Life (by the Creator of the Game Himself SWT )
"Sachez que la vie présente n’est que J.E.U, amusement, vaine parure, une course à l’orgueil entre vous et une rivalité dans l’acquisition des richesses et des enfants. Elle est en cela pareille à une pluie: la végétation qui en vient émerveille les cultivateurs, puis elle se fane et tu la vois donc jaunie; ensuite elle devient des débris. Et dans l’au-delà, il y a un dur châtiment, et aussi pardon et agrément d’Allah. Et la vie présente n’est que jouissance trompeuse. " Coran sourate 57, verset 20


*"Allah élèvera en degrés ceux d’entre vous qui auront cru et ceux qui auront reçu LE SAVOIR." Coran sourate 58, verset 11


*"No problem can be solved from the same level of CONSCIOUSNESS that created it." Albert Einstein
*" There are only 2 ways to live your life: one is as if nothing is a miracle and the other is as if EVERYTHING IS A MIRACLE " Albert Einstein
*" Dieu ne joue pas aux dés" Albert Einstein
*" Ce que nous appelons realite n est qu'illusion.. mais une tres forte illusion qui persiste quand meme" Albert Einstein
*"I want to know God's thoughts; the rest are details." Albert Einstein


* "Shift your consciousness to God Consciousness and everything else will follow" by me :)


* GLORIA IN EXCELSIS DEO
0

#56 L'utilisateur est hors-ligne   yeux de biche_ Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 315
Inscrit :
07-septembre 07
Gender:
Female
Interests:
j'aime la lecture , la science , la culture et surtout l'histoire !

Posté 29 mars 2008 - 05:20

Voir le messagedjibguevara, le Saturday 23 February 2008, 20:57, dit :

sxb xeer bal tane ila egg

hoday ane saxibo han jirnay allaha uu naxariste aya iga hodha jira
war djibgueyoy sadex reerr ha ka gursan
1-reer baan(une famille de renommée mauvaise)
2-reer bahan(une famille pauvre)
3-reer boghortootoya(une famille riche)

marka mida horee iyo mida dambe labada wanu ku hechinay oo dee wan isku fahanay lakine mida dhexe ayan iska diday oo waxan ku yidhi sxb dee gabadh rerkogu bahanyaha wax dhiba ka arki mayo.markassu igu yidhi warde rerrkoga ayumba cilays ku sari oo nolocha kugu dhibi waxa an ugu jawabay inta an karayo wan cawini rerrkoga wayo farxad ayay ka gaadi iyadu farxadeduna wa farxadaydi dee kalay adba kar sxbkay joh joh ayumbu igu jawabay.
mida kale ee so socota aya layable sxb faraga weyne ee dho xeyena inaka dhalinyaro iyo wayelkena
mar ayu iga yidhi war djibgueyo ma ku chega calamad kamida calamadaha aa ku garani gabadha aad gabhtid inay ku jecechahay? aaaah sxb i cheg ayumba ku gaylyay ,dee waka wa u igu jawabay wa yaabee:
"adiga oo mel fadhiya amba urda hadi ay ku garab timaado iyado u bahan chey ku garabyala lakine adigu cheygas iyo iyada ad uu dhaxaysid,markassay intay ku odhan lahayd qalbi cheyga i dhib candhada ku sarto ooy wixi ay uu bahnayd iska gadato ogoy waxba ka ma so ghadine.
deee wan yao waxan ku yidhi: dee sxb hadi ay candhada isarto dhib anigu uu ma arkayo wayo wa xaskaygui dee.
markassu igu yidhi: agli daran(naîf),dul dhigue(impuissant),makare jifoo(paresseux) .
yab darten ayan :( iska amoussa hadalki aya igu gudhay.
war dee bal ka warama sxbyal :lol:

helas il a bien raison ton ami ,djibguevara , une femme n'ose pas s'approcher d'un homme qu'elle aime serieux , c est celui qu'elle craint le plus B)
ils ne sont plus grands  que parce que nous sommes à genou, alors levons-nous . Etienne de la boétie

Seuls l'art et la science élèvent l'homme jusqu'à la divinité. ludwig van Beethooven

Les mathématiques sont une gymnastique de l'esprit et une préparation à la philosophie. Isocrate

Moise a dit : Tout est loi
Jesus a dit : Tout est amour
Marx a dit : Tout est argent
Puis Freud a dit : Tout est sexe
Et puis Einstein est venu et il a dit : Tout est relatif !

''pardonner pour mieux vivre '' Nelson Mandela

"
0

#57 L'utilisateur est hors-ligne   Black-Mamba Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 053
Inscrit :
21-janvier 06
Gender:
Male
Location:
Trenton, Jersey BB

Posté 27 mai 2008 - 09:13

About BALWAD: Wax labartaa balaaya ah :lol:

If I remember well, it is said that " Islaantada cadkeeda adaa leh, lafteedana reerkay ka dhalataa leh " :lol:

Ce message a été modifié par Black-Mamba - 27 mai 2008 - 09:18 .

1- If love is blind, why is lingerie so popular?

2- People who think they know everything are particularly entertaining to those of us who really do.
0

#58 L'utilisateur est hors-ligne   hassan med Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
3 251
Inscrit :
25-juillet 06
Gender:
Male
Location:
Et ouiiiiiiii Djibouti Ville

Posté 20 août 2008 - 12:41

Voir le messagesaxarla, le Monday 17 December 2007, 17:02, dit :

Cir waynow,cag waynow,caadhwaynow
waa reerkaga colki.



Bal ka warama?

:lol:
[size="6"]
Je reviendrai un des jours dans le forum si Dieu le voudra . Je m'absenterai pour un moment et je vous salue tous et toutes . Gardez vos peches. Merci. www.hassan-med.over-blog.com
[/size]
0

#59 L'utilisateur est hors-ligne   waran Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
392
Inscrit :
25-juin 03

Posté 20 août 2008 - 07:00

Voir le messagesaxarla, le Monday 17 December 2007, 17:02, dit :

Cir waynow,cag waynow,caadhwaynow
waa reerkaga colki.



Bal ka warama?


saxarla waan ku salaamay waanad ku amaanantahy maah maaha cajiibka ah eed mesha ku soo bandhigtay. Asxaabta kale ee iyaguna an yaraysana way mahadsanyiin.

Haddan u soo noqdo maah-maahdan. Odaygii Ahmed Ad adleh ee dhaqanka iyo maah maahaha caanka ku ahaa wuxu yidhi:

3 dan rerkaaga colkii ahaa jiray manta waa reerka dantiidii

1. Cagwaynoow reerka maanta dhaqaale ahaan waxba uma dhibto( kabo 35 iyo 45 waa isku lacag)
2. Cirwaynidiina dadkii magaaladu waxay yidhaahdeen ninku saxuu(appetit) oo waaba la´amaanay.
3. Tan soohadhayna ninkii laga helo qaadi la gayn maayo iyuu Cad-cadle yidhi
0

#60 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 22 août 2008 - 09:27

Voir le messagewaran, le Wednesday 20 August 2008, 19:52, dit :

saxarla waan ku salaamay waanad ku amaanantahy maah maaha cajiibka ah eed mesha ku soo bandhigtay. Asxaabta kale ee iyaguna an yaraysana way mahadsanyiin.

Haddan u soo noqdo maah-maahdan. Odaygii Ahmed Ad adleh ee dhaqanka iyo maah maahaha caanka ku ahaa wuxu yidhi:

3 dan rerkaaga colkii ahaa jiray manta waa reerka dantiidii

1. Cagwaynoow reerka maanta dhaqaale ahaan waxba uma dhibto( kabo 35 iyo 45 waa isku lacag)
2. Cirwaynidiina dadkii magaaladu waxay yidhaahdeen ninku saxuu(appetit) oo waaba la´amaanay.
3. Tan soohadhayna ninkii laga helo qaadi la gayn maayo iyuu Cad-cadle yidhi



Adaa mudan walaal .

Génial Cad-cadle , je l'écoutais à la radio à l'epoque . Est ce qu'il un recueil de cad-cadle à Djibouti ?



Bal tana muxuu ku macneeyay Axmad !

Dumar waa magan,waa marti,waa muuq . ;)
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

Partager ce sujet :


  • (5 Pages)
  • +
  • « Première
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet