djibnet.com: Ogaas La,aani Waa Dhaqaan La,aan - djibnet.com

Aller au contenu

  • (3 Pages)
  • +
  • 1
  • 2
  • 3
  • Vous ne pouvez pas commencer un sujet
  • Vous ne pouvez pas répondre à ce sujet

Ogaas La,aani Waa Dhaqaan La,aan Noter : -----

#1 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 22 août 2007 - 03:10

TAN IYO INTII U SOO JIRAY SOYAALKA RAADKA TARIIQTAA BEESHA CIISE LAMA ARAG OO LAMA MAQAAL IN AY MUUDO INTA LEEG AHAATO BILAA OGAAS??

RUNTII WAA ARRIN MUDAN IN LAGA HADLO OO AY KA HADLAAN DADKII LAHAA AMA KU FAANI JIRAY XEER CIISE WAXAA SAABABAY ARRINTAN LA YAABKA LEH.

;) ;) ;) HEYYYY=== TOLOW MA ANAAGA WAALAN MISE CADANBAA LAGA HEESAYAA MISE WAA YAABE WAA NANA TAFAAFUULAY OO AAN BABANAHAY.
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#2 L'utilisateur est hors-ligne   Garaad Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
123
Inscrit :
09-janvier 07

Posté 22 août 2007 - 04:26

Voir le messageXEER, le Wednesday 22 August 2007, 14:10, dit :

TAN IYO INTII U SOO JIRAY SOYAALKA RAADKA TARIIQTAA BEESHA CIISE LAMA ARAG OO LAMA MAQAAL IN AY MUUDO INTA LEEG AHAATO BILAA OGAAS??
RUNTII WAA ARRIN MUDAN IN LAGA HADLO OO AY KA HADLAAN DADKII LAHAA AMA KU FAANI JIRAY XEER CIISE WAXAA SAABABAY ARRINTAN LA YAABKA LEH.
;) ;) ;) HEYYYY=== TOLOW MA ANAAGA WAALAN MISE CADANBAA LAGA HEESAYAA MISE WAA YAABE WAA NANA TAFAAFUULAY OO AAN BABANAHAY.

Run ahaan siday aniga ilaa muuqato , maamulka jabuuti ayay dani ugu jirtaa ina ay jirin wax qaban kara , ambase u aqli celinkara marka ay waxyaalo dacaan awal lagu xalili jiray xeer ciisee, ilaa inta maamulkaasi uu joogana akaa yaabin inay ay wax isbadilaan, ambasee daqankeeni iyo qiimihi ciisuhu lahaa in lasoo celiyo , taladooda iyo kidiss bay ku noqonayssa in ciisaha meel kalee loga taliyo.

Ebow maalin kalee aamiin.
0

#3 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 22 août 2007 - 05:11

Voir le messageGaraad, le Wednesday 22 August 2007, 15:26, dit :

Run ahaan siday aniga ilaa muuqato , maamulka jabuuti ayay dani ugu jirtaa ina ay jirin wax qaban kara , ambase u aqli celinkara marka ay waxyaalo dacaan awal lagu xalili jiray xeer ciisee, ilaa inta maamulkaasi uu joogana akaa yaabin inay ay wax isbadilaan, ambasee daqankeeni iyo qiimihi ciisuhu lahaa in lasoo celiyo , taladooda iyo kidiss bay ku noqonayssa in ciisaha meel kalee loga taliyo.

Ebow maalin kalee aamiin.

XEER IYO GARAAD

IDINKOO IGA RALI AH ( WAR MOGIDAYDA) WAXAAN IDIN KA CODSANAYAA IN AAD II MACNAYSAAN WAXAA SABABAY UGAAS LA AANTA MANTA JOGTA EE AAD SHEEGTEEN?
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#4 L'utilisateur est hors-ligne   Raf Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
36
Inscrit :
26-juin 06

Posté 22 août 2007 - 05:36

Voir le messagesaxarla, le Wednesday 22 August 2007, 14:11, dit :

XEER IYO GARAAD

IDINKOO IGA RALI AH ( WAR MOGIDAYDA) WAXAAN IDIN KA CODSANAYAA IN AAD II MACNAYSAAN WAXAA SABABAY UGAAS LA AANTA MANTA JOGTA EE AAD SHEEGTEEN?

Sabatu waxey ka timidey, iin la isku lagey Dhagaanki Ciise iyo bolitik. Warabihi ina Gueelena dhiniciisa buu ujiitey oo dantisi bu hormariyey. Alah ha sahlo.!!!
Murtidu waxey ku jirtaa in si dag-daga la kala xaliyo Dhagan Cise iyo Bolitik. Hadikale Cise alu leyahe.
Ayihisa iyo jiirtidisa ba ku xidhan.

Nabat galyo
0

#5 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 22 août 2007 - 06:36

Voir le messagesaxarla, le Wednesday 22 August 2007, 14:11, dit :

XEER IYO GARAAD

IDINKOO IGA RALI AH ( WAR MOGIDAYDA) WAXAAN IDIN KA CODSANAYAA IN AAD II MACNAYSAAN WAXAA SABABAY UGAAS LA AANTA MANTA JOGTA EE AAD SHEEGTEEN?

aad iyo aad baan ugu farxay sida deg dega ah ee ay reer tolkay ugu soo banaan baxeen mawduucan qiimaha leh.
Arrinta ku saabsan ugaaska waa arrin in muuda soo jiitamaysay oo ay ciise dhammaantii arkayaan laakiin ay rabiin in ay wax ka qabtan saababaa door ah awgeed waxaynaa ilaa tahay kuwaan soo socta:

1<ciise oo dhaqaankiisi ka tagay sida uu dhulkiisi ugaa tagay dhulkas oo ah dhulkii ogaaska lagu soo dooran jiray sida magaaloyinka Zeilac iyo Dire-dawa(dhulkii lagu caleema saari jiray)
2<ciise oo dhammaan iskugu yimid djibouti iyo reer djibouti oo aan la barin waa maxay Ciise?
3<dadkii ama odayaadii aqoonta ulahaa xeerka ciise oo noqday reer magaal,iyo af miishar
4<intellectuelkii beesha ciise oo ka xishoon in ay ka hadlaan arrinta ogaaska (waa yaab)
5<siyaasada gobolka oo aan u ogolayn waxba in ay ciisuhu wax qabsadan(Sl,Dj,Eth,) midna ogaas ciise ma maqli karo iyo qaar kalo badan ;) ;) ;)

Ce message a été modifié par XEER - 22 août 2007 - 06:37 .

XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#6 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 22 août 2007 - 07:24

Voir le messageXEER, le Wednesday 22 August 2007, 17:36, dit :

aad iyo aad baan ugu farxay sida deg dega ah ee ay reer tolkay ugu soo banaan baxeen mawduucan qiimaha leh.
Arrinta ku saabsan ugaaska waa arrin in muuda soo jiitamaysay oo ay ciise dhammaantii arkayaan laakiin ay rabiin in ay wax ka qabtan saababaa door ah awgeed waxaynaa ilaa tahay kuwaan soo socta:

1<ciise oo dhaqaankiisi ka tagay sida uu dhulkiisi ugaa tagay dhulkas oo ah dhulkii ogaaska lagu soo dooran jiray sida magaaloyinka Zeilac iyo Dire-dawa(dhulkii lagu caleema saari jiray)
2<ciise oo dhammaan iskugu yimid djibouti iyo reer djibouti oo aan la barin waa maxay Ciise?
3<dadkii ama odayaadii aqoonta ulahaa xeerka ciise oo noqday reer magaal,iyo af miishar
4<intellectuelkii beesha ciise oo ka xishoon in ay ka hadlaan arrinta ogaaska (waa yaab)
5<siyaasada gobolka oo aan u ogolayn waxba in ay ciisuhu wax qabsadan(Sl,Dj,Eth,) midna ogaas ciise ma maqli karo iyo qaar kalo badan ;) ;) ;)

Raf iyo xeer aad baydun u mahad santihiin;

waxa ay aniga ila tahay qoloday doon toba ha ahaatee waa laga maarmaan in aynu yeelano oday dhaqameed;ka madax banaan boolitika iyo siyasad kalaba.

Maxa see ku dhacay l 'heritier du trone du l encien ugaas?

Siyaasada gobolku sidee bay u samayse ugaasnimada ciisa uun buu khuseeyay meel kasta o ay jogaan ee?

Reer magal nimoduna kama horjogsanayso bulshada dorashadisa?

Meshi la gu doorta ba wa meel hadi ay suuro gali wayde in lagu soo doorto melihi logabartay.
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#7 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 22 août 2007 - 08:09

Voir le messagesaxarla, le Wednesday 22 August 2007, 16:24, dit :

Raf iyo xeer aad baydun u mahad santihiin;

waxa ay aniga ila tahay qoloday doon toba ha ahaatee waa laga maarmaan in aynu yeelano oday dhaqameed;ka madax banaan boolitika iyo siyasad kalaba.

Maxa see ku dhacay l 'heritier du trone du l encien ugaas?

Siyaasada gobolku sidee bay u samayse ugaasnimada ciisa uun buu khuseeyay meel kasta o ay jogaan ee?

Reer magal nimoduna kama horjogsanayso bulshada dorashadisa?

Meshi la gu doorta ba wa meel hadi ay suuro gali wayde in lagu soo doorto melihi logabartay.

Saxarlay, waan ku salaamayaa sida aad arrintan ula socotiid haddi aan ku xog-waramo wax walba oo adunkan ka jira wuxuu leeyahay positif iyo nagatif wanaa laba shay oo is garab socta ilaa yomudiin.

Haddaba reerkaan Ciise wuxuu ku canbaxay reer guura iyo xoolo dhaqato intii ka dambaysay markii ay qadeen calan oo ay djibouti u noqotay xaroonta looga taliyo raggi Ciise way dhaqan doorsameen runtii waxay ka tageen xoolihi waxay ka tageen kundhatihi waxay ka tageen xeerkii waxay ka tageen dhulkii waxay ka tageen wax walba oo ay ku dhaqmi jireen.

Tasi waxay dhaxaalsiisay in ay maanta ku soo baxeen:ogaas la,aan,dhul la,aan,xeer la,aan,kundhate la,aan,xoolo la,aan, iyo wax la mid ah.

Waxaan ku sheegi siyaasada gobolku sida ay ugaa hor joogto in u ciise ogaas yeesho, sidan horay kugu sheegay dhalinyara ciisuhu ma bartan ama ma yaqaniin ciisanimada waxaa ay tahay waxaa jira odayaal arrinta u xiil saraan oo ay rugtoodo tahay magaalada Dire-dawa iyaagay ahayd in ay arrinta ogaaska dhan u ridan laakiin waxay door bideen baabuur LAND CRUSER ah iyo marnaa Djibouti-Addis.

Meesha kaliya ee soo hadhay waa Zeilac,zeilacnaa inaa ciisa madoobe waa igu ceeb ee reer Hargeysa shaaha ku fuuda wanaa ta nogu daraan ee ka kululaday.
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#8 L'utilisateur est hors-ligne   saxarla Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 376
Inscrit :
18-juin 07

Posté 22 août 2007 - 09:33

Voir le messageXEER, le Wednesday 22 August 2007, 19:09, dit :

Saxarlay, waan ku salaamayaa sida aad arrintan ula socotiid haddi aan ku xog-waramo wax walba oo adunkan ka jira wuxuu leeyahay positif iyo nagatif wanaa laba shay oo is garab socta ilaa yomudiin.

Haddaba reerkaan Ciise wuxuu ku canbaxay reer guura iyo xoolo dhaqato intii ka dambaysay markii ay qadeen calan oo ay djibouti u noqotay xaroonta looga taliyo raggi Ciise way dhaqan doorsameen runtii waxay ka tageen xoolihi waxay ka tageen kundhatihi waxay ka tageen xeerkii waxay ka tageen dhulkii waxay ka tageen wax walba oo ay ku dhaqmi jireen.

Tasi waxay dhaxaalsiisay in ay maanta ku soo baxeen:ogaas la,aan,dhul la,aan,xeer la,aan,kundhate la,aan,xoolo la,aan, iyo wax la mid ah.

Waxaan ku sheegi siyaasada gobolku sida ay ugaa hor joogto in u ciise ogaas yeesho, sidan horay kugu sheegay dhalinyara ciisuhu ma bartan ama ma yaqaniin ciisanimada waxaa ay tahay waxaa jira odayaal arrinta u xiil saraan oo ay rugtoodo tahay magaalada Dire-dawa iyaagay ahayd in ay arrinta ogaaska dhan u ridan laakiin waxay door bideen baabuur LAND CRUSER ah iyo marnaa Djibouti-Addis.

Meesha kaliya ee soo hadhay waa Zeilac,zeilacnaa inaa ciisa madoobe waa igu ceeb ee reer Hargeysa shaaha ku fuuda wanaa ta nogu daraan ee ka kululaday.

HAA! WAXA AAN MODAYAY ABIDKAYBA IN CIISE KAMID YA HAY DAD SOOMALKA ,DEEGAAN NA U LEYIHIIN
XEEBA AWDAL (SOMALLAND) ILAA JAB BUUTII ,SAYLACNA AY AHAYD TAHANAY ILA IMIKA

MAGALO DHAMAAN BEELAHA SOMALIDA WAQOOYI BARI IYO GALBEED BA KU NOLAYEEN.CAANFAR TU NA KA MAYMAQNAYN. EE MAXAAD LA KULULAATAY AADOO IS QABOOJI OO II XOG WARAAN.
DIRIDHABA BA SOO TAA LA WADAA DAGAANYAHAY.HALKEED WAX EEGTAY.
REER SOMAL SHEEGTA MAANTA ISKU DUUBNI AYAA LA TOOSAN.
“Haddii gu’ga kuu kordhaaba
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waayo arag
Inlayn waxma dhaantid geed!”
- Gaarriye.
0

#9 L'utilisateur est hors-ligne   djibguevara Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
412
Inscrit :
15-juin 07

Posté 22 août 2007 - 10:01

Voir le messageXEER, le Wednesday 22 August 2007, 21:09, dit :

Saxarlay, waan ku salaamayaa sida aad arrintan ula socotiid haddi aan ku xog-waramo wax walba oo adunkan ka jira wuxuu leeyahay positif iyo nagatif wanaa laba shay oo is garab socta ilaa yomudiin.

Haddaba reerkaan Ciise wuxuu ku canbaxay reer guura iyo xoolo dhaqato intii ka dambaysay markii ay qadeen calan oo ay djibouti u noqotay xaroonta looga taliyo raggi Ciise way dhaqan doorsameen runtii waxay ka tageen xoolihi waxay ka tageen kundhatihi waxay ka tageen xeerkii waxay ka tageen dhulkii waxay ka tageen wax walba oo ay ku dhaqmi jireen.

Tasi waxay dhaxaalsiisay in ay maanta ku soo baxeen:ogaas la,aan,dhul la,aan,xeer la,aan,kundhate la,aan,xoolo la,aan, iyo wax la mid ah.

Waxaan ku sheegi siyaasada gobolku sida ay ugaa hor joogto in u ciise ogaas yeesho, sidan horay kugu sheegay dhalinyara ciisuhu ma bartan ama ma yaqaniin ciisanimada waxaa ay tahay waxaa jira odayaal arrinta u xiil saraan oo ay rugtoodo tahay magaalada Dire-dawa iyaagay ahayd in ay arrinta ogaaska dhan u ridan laakiin waxay door bideen baabuur LAND CRUSER ah iyo marnaa Djibouti-Addis.

Meesha kaliya ee soo hadhay waa Zeilac,zeilacnaa inaa ciisa madoobe waa igu ceeb ee reer Hargeysa shaaha ku fuuda wanaa ta nogu daraan ee ka kululaday.

salaan saree
xeer cissa xasuus mudan ,walalkene XEER na mahadnag mudan.
salan kadib markan radiyay sababaha kenay inu xerkeni lumo waxan aad iyo aad ula yabay sababaha midkamida oo ahayd:
in babaha xeerkena uu gacan ku laha waa yaabee ogaas keni HASSAN XERSI GUEDI oo aha ki sided iyo tobnaad. oo side bay u dhacday tasi?
cidamo axmar ha ayu rerkenu layay markas ayu xeyle salaasse(haile selasse) yidhi qolodi laysay ha la ii so heloy oo ha lo argudo cidakaas.
ciise wa amousay marka wa la garan wayay wixi lahay cidankas.
markasa la gu yidhi salasse waxa jirta gox cisaha ka mid ah oo lo yagano gandeh oo beni ay ka xarantahay xarana ay ka xaraantahay oo dee marka ku chegui waxad donayso.
dee ogaas ki aya maglay markassu kala diray gudidi gandaha oo halkas uu ku babihiyay.
sida ad ula socotina ogaskena gudidas aya so heli jirtay. dee manta xerkenu wa agone allahaa ino sahalo sidu chegay adadene garaad ebow markale amiiin!!!!!!!!!!
"celui qui croit à ALLAH et au dernier jour,qu'il dit (écrit) des bonnes choses ou qu'il se taise"le prophète MAHOMET(psl)
"nous devons accepter de vivre africain,c'est la seule façon de vivre libre,de vivre digne"THOMAS SANKARA
0

#10 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 23 août 2007 - 01:25

[quote name='djibguevara' date='Wednesday 22 August 2007, 19:01' post='87681']
salaan saree
xeer cissa xasuus mudan ,walalkene XEER na mahadnag mudan.
salan kadib markan radiyay sababaha kenay inu xerkeni lumo waxan aad iyo aad ula yabay sababaha midkamida oo ahayd:
in babaha xeerkena uu gacan ku laha waa yaabee ogaas keni HASSAN XERSI GUEDI oo aha ki sided iyo tobnaad. oo side bay u dhacday tasi?
cidamo axmar ha ayu rerkenu layay markas ayu xeyle salaasse(haile selasse) yidhi qolodi laysay ha la ii so heloy oo ha lo argudo cidakaas.
ciise wa amousay marka wa la garan wayay wixi lahay cidankas.
markasa la gu yidhi salasse waxa jirta gox cisaha ka mid ah oo lo yagano gandeh oo beni ay ka xarantahay xarana ay ka xaraantahay oo dee marka ku chegui waxad donayso.
dee ogaas ki aya maglay markassu kala diray gudidi gandaha oo halkas uu ku babihiyay.
sida ad ula socotina ogaskena gudidas aya so heli jirtay. dee manta xerkenu wa agone allahaa ino sahalo sidu chegay adadene garaad ebow markale amiiin!!!!!!!!!!
[/quot
:(( :(( :(( cajiib saxiib djibguevara waad igaa qoslisay oo kaalay xagay mareen kuwaan la baxay GANDAHA miyaa la dhammeeyay mise waxay la baxeen magac kala wabaan u baahanay rag ay xaraana ay ka xaraan tahay sawgan ciise waraabe waraabe wada noqday maanta

Annu waxaan awowgay ka maqli jiray in ay jireen reero la odhan jiray GANDA-GANDE GANDA-ROBLEH oo deganaan jiray meel u dhaw magaalada Dire-Dawa laakiin ma ogii in ay ogaaska soo heli jireen waase arrin u baahan cilmi baadhis.
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#11 L'utilisateur est hors-ligne   XEER Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
553
Inscrit :
22-juillet 07

Posté 23 août 2007 - 01:45

Voir le messagesaxarla, le Wednesday 22 August 2007, 18:33, dit :

HAA! WAXA AAN MODAYAY ABIDKAYBA IN CIISE KAMID YA HAY DAD SOOMALKA ,DEEGAAN NA U LEYIHIIN
XEEBA AWDAL (SOMALLAND) ILAA JAB BUUTII ,SAYLACNA AY AHAYD TAHANAY ILA IMIKA

MAGALO DHAMAAN BEELAHA SOMALIDA WAQOOYI BARI IYO GALBEED BA KU NOLAYEEN.CAANFAR TU NA KA MAYMAQNAYN. EE MAXAAD LA KULULAATAY AADOO IS QABOOJI OO II XOG WARAAN.
DIRIDHABA BA SOO TAA LA WADAA DAGAANYAHAY.HALKEED WAX EEGTAY.
REER SOMAL SHEEGTA MAANTA ISKU DUUBNI AYAA LA TOOSAN.

Saxarla janooy waan ku jeelay ee maxaan ku qaboobi karaa :D :D 300 oo sano ka hor baan magaalada Zeilac dadkii iska lahaa ee Canfareed aan shaah kaga daadshay oo maantay Somali waligeedba meeshi aan raq ku cuno ii daba xabtaa ay sheegkan waa xaal adunyo.

Waan ogoolahay in ay isku duubni wax lagu qaabsan karo laakiin ma ogoli in lagu tunto.
XOOG INTUU DOONABAA HA YEESHEE XAQAYGU NINKU KU JIROO XAQIIQDII WAAN LEGTAA
0

#12 L'utilisateur est hors-ligne   Je_veux_savoir Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
327
Inscrit :
12-août 07

Posté 17 septembre 2007 - 10:19

Frère je suis pas fort en Somali mais je voulais savoir si il y a du vrai dans les histoires des Ogas et de leurs petit nuage pour les choisir
0

#13 L'utilisateur est hors-ligne   Desaxee Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
6 658
Inscrit :
11-mai 03

Posté 17 septembre 2007 - 11:57

Could someone tell me if they are still looking for an Ugaas? :blink:
0

#14 L'utilisateur est hors-ligne   karima Icône

  • Membre
  • Pip
Groupe :
Membres
Messages :
69
Inscrit :
20-juillet 07

Posté 18 septembre 2007 - 04:13

excusez moi d abord parce que j ai pas bien lu toutes vos interventions parce je sais pas très bien lire le somali, mais je crois comprendre l ,essentiel qii le manque d ogaas dans la communauté issa depuis un long moment.

en effet le xeer cette democratie et politique pastorale, est un element culturel qui normalement devrait depasser le clivage politique et aller au déla des nationalités.

moi si je pouvais proposer quelques chose sa serait un congrès de toute la communauté issa ou du moins les responsables et les sages, pour qu on puisse revoir, etudier apprendre et faire evoluer cette richesse unique dans son genre en afrique, très avancéé en matière de droit de l homme et de politique communautaire qui nous a été legué par nos ancetres Dieu ait leur âmes.

puisque le droit et la politique(domaines du xeer) sont des sciences humaines et sociales, qui donc, evoluent avec la société a laquelle ils s appliquent; g proposerait aussi , que vu l évolutiion de la communauté issa on en fasse de mm pour le xeer; puisque ce problème d ugaas sa vient justement du fait que, la communauté issa ayant changé, le xeer est resé inchangé et g pense ce se qui, a provoqué ce désinterressement, qui à son tour a provoqué cette situation.
je dirait aussi que le xeer, seul modele en afrique de l est concerne aussi les non isssa , finalement, il serait le seul droit dont les fondements ne sont pas importés, né en afrique de l est terre de nos ancetres à nous tous y compris les non issas, j aimerais pas aussi que cette dernière proposition soit interpretée comme une volonté d imposer le xeer issa aux non-issas, mais une volonté d actualiser et de mettre en valeur un code juridique et politique de chez nous sans distinction de tribus, parce q ue une tribu ce n est pas l importance , regardez nos ancetres ils l avaient bien compris et finalement les issas sont devenus non pas une tribu mais une confederation de differents tribus qui se reconnaissaient dans cette communauté issa.
g proposerait aussi que les femmes aient cette place qu ils occupent dans la société, et qu ils aient dans le xeer les mm droits que les hommes, puisque le monde a changé et le xeer doit changer aussi.
0

#15 L'utilisateur est hors-ligne   Desert Lion Icône

  • Membre Avancé
  • PipPip
Groupe :
Membres
Messages :
1 610
Inscrit :
12-août 06
Location:
Djibouti

Posté 18 septembre 2007 - 04:25

Horta Marka ugu horeysa Assalamu Calaykum kuligin
Salam kaa dib.
Marka hore waxad is weydisan Ugasku muxu yahay oo maxa loogu bahan yahay?
Marki Xeerka Ciise laa dhisey ee la sameyeey ee hadana la dhameys tiiray, Guudidi waxay is weydiyeen iya kaa noqon masuul Xeerkan. Siidas baa Ugaasnimada loo sameyeey. Sii uu Xeerka Ciise uu ilaliyo uuna maasul uga noqdo. Tarikhdu weey dhertahay xagan’na kuma so koobi karo lakin mihimku waaxa weeyan Ugaas la’an wa Xeer la’an. Hadi Ugaas uunan jirin’na, Xeer maa jirayo. Dabadeedna Ciise maa jirayo. Waayo?
Ciise saadex baa uu wadaaga:
1) Dhulka
2) Ugaaska
3) Martida
Maalinti uu Ugaas Xasan Xirsi dhintey dabadeed dhulki ciise ee Somaliland iyo Ethiopia waxay noqoteey ineey dad kaale gacmaha kuu dhiigan. Marka Ugaasku waa mihim in la doorta.
Selon 'Abdullah Ibn 'Amr Ibn Al 'As (das), le Prophete (bsdl) a dit: «Les grands peches sont: Le fait de donner a Dieu des associes. L'ingratitude envers les deux parents. Le meurtre. Et le faux serment».
0

Partager ce sujet :