war hargueysawi xagaagi bu jabuuti khatiyaan igaga dhigay ee xagana maad nuugu keentay?
war hablihi baska uun bay korayaano waxay kaleehin shoofer ka "war cawale nuugu rid " khatiyaan baan ka noqday
Mahdsanid Hargeysaawi! Balbaloo dhan baa ku mahadisay! Represent!!
"Waxaan la hureynin waar hoy, dalkeenani hooyo weeyee..." Heeskaasi waa ku shawaqiyaa ma ogtahay!
"Raganimada sooceeda, adigoo sagaal buuxshey, hal ku seegay baa yaal" Hadraawi..
"Adiguna miiranay naftan iilka loo sido, sacabada ku soo qaad"